Waxaan halkan hambalyo uga diraya dhamaan dadkii kasoo shaqeeyey meelmarinta Nugaal University. Intaas kadib, waxaan ka codsanayaa gudoomiyaha Jaamicadda in uu soo dhoweeyo aqoonyahanadda reer Khaatumo oo diyaarka u ah in ay wax ka dhigaan Jaamicadda Nugaal taaso iminka ah mid maran. Waxaan xogogaal u ahay in ay jiraan rag iyo dumar badan oo reer Khaatumo ah oo runtii diyaar ah balse aan garanayn habka ay contribution u samayn lahaayeen.





