Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu dhamaan akhristaya sharafte leh waad salamantihiin. Hadaan usoo gudbo maqaalkaygan waxaan waxka orandoonaa mandaqada Khaatumo State of Somalia gaar ahaan gobalka Sanaag ee magaalo madaxdiisu tahay ceerigaabo oo katirsan gobalada khaatumo ee taariikhiga ah.
Gobalka sanaag waxa wada dega Afar beelood oo somaliyeed kuwoo ka kala degan deegmooyin kala duwan, Waxa jirtay waayahan dambe in dad caadifadaysan amase quudhi la xaqiiqda kajirta gobalka sanaag ay muran geliyaan degmooyinka waaweyn ay beesha Dhulbahante ka degto gobalka sanaag kuwaas oo ah kuwo taariikhi ah weliba ilaa hada ay deganyihiin beesha Dhulbahante.
Degmooyina waaweyn ay beesha Dhulbahante ka degto gobalka Sanaag ayaa kala ah magaalada Ceerigaabo , xaruntii labaad darawiishta Jiidali, Fiqifuliye, Biyo Guduud, Damale xagare oo labo magaalo ah mid wersengeli yo mid Dhublahante, Ardaa, Dibqarax, Xamaas, magaaloyinkaas ayn soo xusnay oo dhamaan ku hareersan magala madaxda Ceerigaabo aya waxa si khaas ah u dega beesha SSC oo cidna ladegin waxaase intaas kabadan kaamamka yo deegamada daaaqsinka ah ee gala buurta calmadow sida beeraha xamaas oo bada agteeda ah waxaase naflacaarinimo ah in dad waaweyn oo kasoo jeeda gobolka sanaag waxna ka dega inay isku maaweeliyaan Khaatumo Sanaag waxba kama degto.
Sidaa dhowr jeer oo hore ku arkay beesha Iidoor oo waxka degta gobolka sanaag walow ay badigood degenyihiin buuraha waaweyn ee gobalka sida buurta Surad yo Calmadow oo gala ilaa bosaaso oo la isku dhaho Buuraha Golis yo beesha wersengeli oo kadegta degmooyin kamid ah gobalka sanaag gaar ahaan dhinaca beriga boosaaso xiga aya waxa midba midka kale dafiraad ka muujiynayay Degenaanshaha beesha dhulbahante ay ka degantahay gobalka sanaag taas oo ah mid xaqiiqda ka fog waaqicana aan kajerin balse qofkii sanaag taga uu arki karo cida majority ku ah gobalka sida magaalada Ceerigaabo oo badi ilaa badhtamaha ila suuqa Hoose ee magaalada ay ubadanyihiin dadka reer khaatuumo yoo weliba hareeraha magaalada oo dhan sida Dhaxamo ilaa jiidali ilaa owrbagays ku kala taxan ay deganyihiin shacabka reer Khaatumo.
Gebo gebadii yo maqaalkaygan waxaa kula talin lahaa dhamaan dadka waaqici kadhacsan amase xaqiiqda iska indhatiraya inay kawaantoobaan riyada hawada ah ay dhisayaan ciidoodana waxka deganadaan. Khaatumona ilaahba dal yo dad duunyoba kumaynstay ee allow dhowr.
Souce:
http://allssc.com/2012/05/maqaal-degmoo ... ka-sanaag/