Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby Sharmarke91 » Sat Jan 05, 2019 10:04 am

All 17 MPs have unanimously guaranteed their vote for Dr. Ali Essa Abdi.

:clap:

https://www.caasimada.net/sawiro-dr-cal ... ulbahante/

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby DalJecel60 » Sat Jan 05, 2019 10:31 am

he has had 3 Candidates oo uu tanazulay already
he has a big chance

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby theyuusuf143 » Sat Jan 05, 2019 11:20 am

Dad uga xaqleh baa jira oo weligood puntland usoo shaqaynayey from day 1 . Ninkana weligiiba wuu kasoo horjeeday puntland. Weliba isaga khaatumo ka danbeeyey Hadii majeerten madaxwayne dhuloosa doonayan kuwa la joogay haka dhigtaan. Waaba denbi dalka laga gelayo nin soo retired tegay oo aan weligii wax kuu turin wuxu ku yeelo maaye aad ka dhigato madaxwaynahaga straight away.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby kaliil » Sat Jan 05, 2019 11:50 am

All 17 MPs have unanimously guaranteed their vote for Dr. Ali Essa Abdi.

:clap:

https://www.caasimada.net/sawiro-dr-cal ... ulbahante/

:clap:

Dr. Ali isse hadii la doorto wax badan ayuu ka bedeli siyaasada puntland. Ninka hala doorto ama khaliif mudan

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby X.Playa » Sat Jan 05, 2019 12:27 pm

All 17 MPs have unanimously guaranteed their vote for Dr. Ali Essa Abdi.

:clap:

https://www.caasimada.net/sawiro-dr-cal ... ulbahante/

:clap:

Dr. Ali isse hadii la doorto wax badan ayuu ka bedeli siyaasada puntland. Ninka hala doorto ama khaliif mudan
ma waxad sugaysaa inu futadaada weyn xoreeyo adiga iyo Caare ilkoole?>

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby PrinceNugaalHawd » Sat Jan 05, 2019 1:34 pm

Ali Isse Abdi baa Guusha leeh inshalaah 2019 President of PL then president of Somalia .

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby kaliil » Sat Jan 05, 2019 1:39 pm

Ali Isse Abdi baa Guusha leeh inshalaah 2019 President of PL then president of Somalia .
insha allah :up:

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby theyuusuf143 » Sat Jan 05, 2019 1:48 pm

All 17 MPs have unanimously guaranteed their vote for Dr. Ali Essa Abdi.

:clap:

https://www.caasimada.net/sawiro-dr-cal ... ulbahante/

:clap:

Dr. Ali isse hadii la doorto wax badan ayuu ka bedeli siyaasada puntland. Ninka hala doorto ama khaliif mudan
ma waxad sugaysaa inu futadaada weyn xoreeyo adiga iyo Caare ilkoole?>
Lool cali ciise isagoo 5 kun oo dhulbante mucarida ah taleex ku shirinaya ninkii cararay miyaanu ahayn salaad hore markii guutada 31aad weerar ku ekaysay taleex. Ma xiniinyo dheerada oo aan 6 sano kahor kujirin buu yeeshay. Kaliil waxad moodaa inuu shalay dhashay. Waa ninka majeerten inay muuse u legdaan ka sugaya hada yagiibaa guska muuse ku jiraa oo iska kicin kari la,a . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby X.Playa » Sat Jan 05, 2019 1:58 pm

:clap:

Dr. Ali isse hadii la doorto wax badan ayuu ka bedeli siyaasada puntland. Ninka hala doorto ama khaliif mudan
ma waxad sugaysaa inu futadaada weyn xoreeyo adiga iyo Caare ilkoole?>
Lool cali ciise isagoo 5 kun oo dhulbante mucarida ah taleex ku shirinaya ninkii cararay miyaanu ahayn salaad hore markii guutada 31aad weerar ku ekaysay taleex. Ma xiniinyo dheerada oo aan 6 sano kahor kujirin buu yeeshay. Kaliil waxad moodaa inuu shalay dhashay. Waa ninka majeerten inay muuse u legdaan ka sugaya hada yagiibaa guska muuse ku jiraa oo iska kicin kari la,a . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
naagaa qaar baa u dhilooba "walaalkay baan necebay". Kaliil waa iska dib-ka-naax meel lagu jabay weligii arag , makhaayad yar iyo 4 ilko daxle ah oo qaadku gawasaa ka riday baa u arrimiya oo reer hebel reer hebel ku muda. waa iska jaahil laa-yaqra-walaa-yaktub xataa walaa-yafqa ah.

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby PrinceNugaalHawd » Sat Jan 05, 2019 2:05 pm

Cali Ciise waligi Taleex dagaal kama Gelin Beenta Jooji Reer Jeegan. He was at kalshale tho and Faced Somaliland And HJ.

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby PrinceNugaalHawd » Sat Jan 05, 2019 2:07 pm

Ali Isse Abdi baa Guusha leeh inshalaah 2019 President of PL then president of Somalia .
insha allah :up:
Walaal reer Walba wa inu Taashto, idinkuna Kaa tashaada Jeeganta iyo Oromada Is bahaystaay!

Guul ban u rajeeynaya Cali Ciise Cabdi many Candidates baa uu taanasuleey He has a lot of Experience unlike the warlord.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby theyuusuf143 » Sat Jan 05, 2019 2:10 pm

ma waxad sugaysaa inu futadaada weyn xoreeyo adiga iyo Caare ilkoole?>
Lool cali ciise isagoo 5 kun oo dhulbante mucarida ah taleex ku shirinaya ninkii cararay miyaanu ahayn salaad hore markii guutada 31aad weerar ku ekaysay taleex. Ma xiniinyo dheerada oo aan 6 sano kahor kujirin buu yeeshay. Kaliil waxad moodaa inuu shalay dhashay. Waa ninka majeerten inay muuse u legdaan ka sugaya hada yagiibaa guska muuse ku jiraa oo iska kicin kari la,a . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
naagaa qaar baa u dhilooba "walaalkay baan necebay". Kaliil waa iska dib-ka-naax meel lagu jabay weligii arag , makhaayad yar iyo 4 ilko daxle ah oo qaadku gawasaa ka riday baa u arrimiya oo reer hebel reer hebel ku muda. waa iska jaahil laa-yaqra-walaa-yaktub xataa walaa-yafqa ah.
Ninkii reer xamarka ahaa waxa laga qoray ruuneey in gurigeena mooryan qabsataa amar allay ku timi , inay adiga ku kafsadan iyana amar allay ku timi. Laakiin markii ay ku waxaynayeen inaad niikiso adiga ku darsaday . Hada Kaliil inuu tolkii la colloba amar allay ku timi Laakiin shisheeye u niikinta buu ku darsaday :lol:

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby theyuusuf143 » Sat Jan 05, 2019 2:21 pm

ma waxad sugaysaa inu futadaada weyn xoreeyo adiga iyo Caare ilkoole?>
Lool cali ciise isagoo 5 kun oo dhulbante mucarida ah taleex ku shirinaya ninkii cararay miyaanu ahayn salaad hore markii guutada 31aad weerar ku ekaysay taleex. Ma xiniinyo dheerada oo aan 6 sano kahor kujirin buu yeeshay. Kaliil waxad moodaa inuu shalay dhashay. Waa ninka majeerten inay muuse u legdaan ka sugaya hada yagiibaa guska muuse ku jiraa oo iska kicin kari la,a . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Cali Ciise waligi Taleex dagaal kama Gelin Beenta Jooji Reer Jeegan. He was at kalshale tho and Faced Somaliland And HJ.
Iyagoo shan kun oo uu ku jiro oo daafaha aduunka isaga yimi taleex ku shirayaan miyaanu ciidanka qaraku salaad hore ka didin sidii ido banaan daaqaya. Galaydh baa intu sidii sayidka eerigoo galay yidhi " nimanku nugaal waxay nooga adkaadeen Waa dhul banaan oo 100 gaadhi oo gaashaman markii ay saf fidsan soo geliyeen baanu iskaga soo baxnay, Laakiin halkan (saaxdheer) geed xoday ah iyo dhagax bay leedahay " xitaa xodaygiina wuu celin waayey ciidanka qaranka. Waxaas oo history ah way duuban yihiin yadoo video ah . Cali ciise baa ka danbeeyey the whole khaatumo project waanu ku fashilmay . Ma dibuu u dhashay wuxu puntland u kordhinayo may khaatumo ka muuqato. Dadku Waa dadkii uun dhulkuna Waa kii .

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby PrinceNugaalHawd » Sat Jan 05, 2019 2:25 pm

Iska Hadaal Dhulbahante hadu Doonayo inu Dagalamo wuu kara Inshalaah, hadana Isaaga wada soocda buu Jeeganta Daalka ka sifayn. Dhiigina Laa carara.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr. Ali Essa Abdi Secures the 17 Dhulbahante MP votes

Postby kaliil » Sat Jan 05, 2019 2:37 pm

Ali Isse Abdi baa Guusha leeh inshalaah 2019 President of PL then president of Somalia .
insha allah :up:
Walaal reer Walba wa inu Taashto, idinkuna Kaa tashaada Jeeganta iyo Oromada Is bahaystaay!

Guul ban u rajeeynaya Cali Ciise Cabdi many Candidates baa uu taanasuleey He has a lot of Experience unlike the warlord.
Haa walaal reer waliba waa inuu tashado oo mustaqbalkiisa iyo aayihiisa ka tashado. Xaafadland waxba ma yaalaan oo anaguna waanu ka tashanay.xaafadland oo markii hore ahayd maamul isaaqu samaystay ayay jeegaantu afduubtay oo rabaan inay garxajis iyo harti oo ah reeraha waqooyi weligood ugu awood badnaa inay kaga aargoostaan.jeegaanta wakhtigoodi wuu dhamaaday oo cali ciise hadii la doorto dhulbahante way iska saarayaan,anaguna militari baanu samaysanaynaa oo dhowaan baanu cashar u dhigaynaa jeegaanta. Yuusuf iyo jeegaanta kale way baqo hadlayaan oo habeenada werwer dartii ma seexan sidii cali ciise musharaxnimada ugu dhawaaqay.markii cali ciise mushaeaxnimada ku dhawaaqay muuse shaani ayaa xiitaa isku dhex yaacay oo dabadhilifyadii harti e la shaqayn jiray shir degdeg ah isugu yeedhay si looga tashado cali ciise :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests