Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Hennystreak » Sun Feb 10, 2019 5:57 pm

He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.

Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!

Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Feb 10, 2019 6:37 pm

He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.

Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!

Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.
ina adeer gacaliyo horta mabruuk
Laakin wasiiro puntland ah waa maxay faaiidada ugu jirta reerka dhulbahante ?

20 sano baa wasiir la siinayay , ma bah majeerteen la iska siiyo xilalka dhamaantoodba ,
Ninkan master ka sitah oxford maxuu ka soo doonay puntland ma lacaq ?
Noloshayda tan dhulbahante haysta waligay maan arag ,,

Dadka ma lacaq baa dhibaysa ?

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Hennystreak » Sun Feb 10, 2019 6:51 pm

Sxb khaatumadii waad aragtay inaay fashiilmatay. Marka, wa inaan taalo laiimaana oo aan tolkeena aan wax la qeybsano.

We can easily win the Presidency but our brain dead politicians are the only ones stopping us from doing so. Maxamuud Saleebankaan aad ka cabeneeysid 12 xildhibaan ayeey leeyihiin anaagunah 17. It shows you we have caloolushaqeystayaal.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Feb 10, 2019 7:39 pm

ina adeer systamka ka jira puntland fahmi maysid
Xitaa hadaad haystid 17 Xildhibaan waligaa noqon maysid madaxweynaha puntland ,
reerka Maxamuud Saleebaan waxba laga faaiidii mayo ,,
Bal wataasi tukaraq kaliya ha xoriyso puntland iska daa laascaanood !
Anigu qiyaamahu hadu dhacayo Laba reer oo Soomaaliyeed waxba uma doonteen habar awal iyo Maxamuud Saleebaan ,,

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Hennystreak » Sun Feb 10, 2019 7:45 pm

Is Habar Awal another idoor clan?

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Feb 10, 2019 7:55 pm

Haa Habar awasha reer sheekh isaxaaq ayaan u jeeda , waa reerka iidoor ugu Xun .

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Hennystreak » Sun Feb 10, 2019 8:18 pm

Anigu idoor waxna iigama galin adeer, hadaad tolkaaga uu gurmaneeysid Puntland ayeey joogan

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby X.Playa » Sun Feb 10, 2019 10:17 pm

Hebel Sabreey dalxiisayaasha maxuu tusayaa ma goobii u ciidamada SL kaga cararay iyo kabuhu ka tagay?

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Hennystreak » Sun Feb 10, 2019 11:47 pm

Hebel Sabreey dalxiisayaasha maxuu tusayaa ma goobii u ciidamada SL kaga cararay iyo kabuhu ka tagay?
Sabarey waa kii idoorku ka cabaadsiiyey. ‘Alshabab,ONLF,Puntland baa na soo weerartay’Kkkkkkkk

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby theyuusuf143 » Mon Feb 11, 2019 3:55 pm

Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha

1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan

2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest

3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.

Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby Jaamacbuuhoodle » Mon Feb 11, 2019 6:37 pm

Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha

1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan

2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest

3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.

Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
1- Abti horta waan ku salaamay ee aan mid ku sheego waliba aan hore kugu sheegay reerka majeerteen waa nimaan aanu walaalo nahay laakin Siyaasada baanu isku haysana Siyaasaduna ina adeer ma taqaano group kasta danahooda ayay wataan , sheekada reerka Maxamuud Saleebaan ( SSDF ) ee ah anaga uun baa harti u talin doona shaqeyn mayso waliba Maxamuud Saleebaan xasiidnimada ayaga bilaabay Xaasidnimada oo waliba cadaystay .

2- anigu markaan naftayda ka hadlo Daaroodnimadu way igu weyntahay , hore ayaan kugu sheegay Somaliland waa maamul u gaar reer sheekh isaxaaq wax shqa ah oo harti Daarood ku leeyahay ma jirto ee meesha nacayb iyo jacayl ma yaalo .

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby theyuusuf143 » Mon Feb 11, 2019 6:55 pm

Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha

1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan

2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest

3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.

Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
1- Abti horta waan ku salaamay ee aan mid ku sheego waliba aan hore kugu sheegay reerka majeerteen waa nimaan aanu walaalo nahay laakin Siyaasada baanu isku haysana Siyaasaduna ina adeer ma taqaano group kasta danahooda ayay wataan , sheekada reerka Maxamuud Saleebaan ( SSDF ) ee ah anaga uun baa harti u talin doona shaqeyn mayso waliba Maxamuud Saleebaan xasiidnimada ayaga bilaabay Xaasidnimada oo waliba cadaystay .

2- anigu markaan naftayda ka hadlo Daaroodnimadu way igu weyntahay , hore ayaan kugu sheegay Somaliland waa maamul u gaar reer sheekh isaxaaq wax shqa ah oo harti Daarood ku leeyahay ma jirto ee meesha nacayb iyo jacayl ma yaalo .
3daa group wixii kasoo hadhaa waa yacyacood. Adigu group ka isaaqa iyo MJ ba neceb baad ku jirtaa. Nin MJ neceb na daarood nimada meel uu ka galaa ma jirto. Daarood nimadu waa moqorafad majeerteen ku maxaafsado ninkii aan yaga la haysani waa waslad xaarana. Markaa laba mid dooro daaroodnimo aad majeerteen u dabo fadhido ama reer waqooyinimo loo wada simanyahay . Hadii kale labadayaduba sida geelu waxaraha ugu durduriyo baanu kuugu tumanayna dhulbahantenimo khaasi shaqayn wayday. Ama buur ahaw ama buur ku tiirsanaw

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28671
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby original dervish » Tue Feb 12, 2019 5:32 am

You've left out probably the largest block which are indifferent to both p/ and s/l and are more concerned with getting through every day. :) :up:

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet

Postby PrinceNugaalHawd » Tue Feb 12, 2019 3:58 pm

Wixi waax Noogu daray Dhabayaco Habaarana

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests