Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dhulbahante ministers

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Dhulbahante ministers

Postby Sharmarke91 » Tue Feb 12, 2019 4:35 pm



Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
kkkkkk.

Sxb, meesha Harti ba wada dhistay reerna reer kama xigo marka wa in saamiga cadaalad lagu qaybsada.

How can MJ have 50% share of everything while Dhulos get 25%, waxasi macquulmaha.

Anigu cadaalad darrada ma jecli . Waxan ahay dadka aaminsan in qolo walba lagu abaal mariyo sida ay u kala wax soo saar badan yihiin dhaqaale ahaan, cudud ahaan ama Caqli ahaan. Markad Harti oo dhan qiimayso dhulbahante are the most disadvantaged group from puntland point of view. MJ waa the guardians of punland inaad ku dherestato baan xitaa denbi u arkaa oo aad xaqooda damacdo inaad equal u qaybsatan adigoo zero ah .
Caqli xumadasi wata Mamulkaga duminasa manta.

If you act on that mentality you will only create resentment and opposition.

How many governments have self destructed on that bases?

Somalia, Siad Barre waxay quwad lahady wuxu ku taxay the MOD alliance. Wixi ka dhacayna wa la oga,

taasi maynan lesson ku noqon?

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11854
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante ministers

Postby theyuusuf143 » Tue Feb 12, 2019 4:43 pm

MOD ku gaajay ahaayeen ilaa hada waa gaajo. Anigu hadaan afwayne ahaan lahaa cidaan abgaal , habar awal iyo majeerten ahayn masoo dhawaysteen. Dadka gaajada ahbaa wax dumiya kuwa degan waxba ma dumiyaan.

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2982
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dhulbahante ministers

Postby PrinceNugaalHawd » Tue Feb 12, 2019 4:48 pm



They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Caqli Xuumadi Habar Jeclo baad wadan!!

Adiga Idoorka Garxajiis iyo HA toona Inaay Wax ka Badsan ma Ogoliid!! Weliba Garxajis oo Idinka Badan Baad ka Badsateen wakhtigi Silaanyo iyo Bixi, Tii Riyaale iyo cigaal na Isku Saami baad ahayadeen! Anaaga Taas baa naagu la yabantahay?!

Mamulka Puntland Amaanka Gobolka Sool Eastern Sanaag iyo Cayn Baa loo Dhibaay!! Waan Wada Dhisanay! Odaaygi Cabdulaahi ee mamulkaas Hogaminayay baa Xamar laa Aday iyo Baydhabo ciidankii Daantooda daradeed baa SL uu qabsatay Laascaanood!!

Garxajiska iyo habar jecloba sidad u iimaan la,adihiin bay u iimaan la,ayihiin . Anigu zubeeriyada baan ka danbeeya 50% inay yagu qaataan bay ahayd oo markay haakah dhahaan waxa kasoo hadha laynoo qaybiyo. laakiin even in this case HJ iyo Garxajis naf iyo maal ba way geliyaan somalilland oo xoogaa buuqoda waa loo dulqaadan karaa . Laakiin adigu zero baad contribute garaysaa puntland .
Dhulbahante wuu Geeliyaay Xoog iyo Muruq PL, raagi Difaacaay Galkaacyo, Raagi PL Xamar uu racay ilaa Baydhabo, Raagi Puntland baadbaadiyaay Oo Cabdulahi yusuf iyo Maamulka Puntland uu hiliyaay during the Puntland Civil War bay ahayeen, Raagi Alshaabab markaay Xeebaha Puntland kaso Degaay dagalamay Cidama Dhulbahante baa ka buuxay! Puntland haadi awoodeeda kaasartay Sool oo Koonfur geysay aayada siyasad xuumideede bay ku timi In laagala wareego because 99% of Dhulos were behind it!!

But the point is Somaliland Xaaqaga baay Idoor ahan ku siisa because Waa waxaad isla dhisateen!

Dhabayaco ama Waax baay ogaalan ama Dhulka aay isaga baxdaay yaaysan sheegan waaxa laa Joogana haso saarto.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 584
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Dhulbahante ministers

Postby Jaamacbuuhoodle » Wed Feb 13, 2019 5:50 am

Sharmaake, what should the new
Saami qeeybsi be? Equal allocations of ministers between MJ and DH. Warsangeli should always get VP. I heard that was AY plan before he left to Xamar. Whereas Dhulbahante and MJ vie for Presidency?
Since there is no multi part system or election, the saami qaybsi should be 30% and 40% for DH and MJ respectively on everything.
Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
imaan la'aanta tolkay waan ku ogahay , waliba 30 sano ugu dambayay markii reerka bahrarsame talada reerka dhulbahante la wareegay oo Dowladii Somalia meesha ka baxday , dhulbahantahii hore ee MOD markii ugaadhyahan talada hayay dhulbahante sharaf buu lahaa ,,
Mid kale waxaad ka dhigtay puntland guri uu iska leeyahay Majeerteen !
Taariikhda Punland waxaa loo dhisay reerka harti oo dhan ee siday habar awal oo boobtay ayaa majeerteen u boobay Harti ,, waxba la qaatay habar awal oo ciidan iyo hub keenay Gobolka Sool ,
majeerteen danahisa uun buu uu isticmaalaya ciidanka iyo dhaqaalaha puntland siday Habar awal u haysto dhaqaalaha Somaliland .
Dastuurka 1998 kuma jiro ino majeerteen xilka Madaxweynaha iska leeyahay ee sii ku meel gaar ah

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 584
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Dhulbahante ministers

Postby Jaamacbuuhoodle » Wed Feb 13, 2019 5:51 am

Sharax badan baan bixin lahaa ee maanta mashquul baan ahay waa ino maalin kale insha allah


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests