Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Las Anod major construction projects 2019

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Sharmarke91 » Sun Mar 10, 2019 3:28 pm

Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
True - even the Dhulos diaspora try to avoid going there unless they have urgent business.

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Hennystreak » Sun Mar 10, 2019 4:24 pm

Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
That’s where the Dhulbahante diaspora come into play. They are supposed to visit LA but I think most people have family there or houses so they don’t need a hotel to stay. I hope that this is the case.

Yep, Dhulbahante diaspora are absolute xaasids/sell outs. They’d rather spend a night in Hargeisa and Xamar and spend $25 up than boost the local Las Anod economy. I made sure I spent a lot in Las Anod and went out every night to different mehraado and restaurants to inject some tourism dollars.

Why buy shaax in Hargeisa when you can but it in Las Anod? Why spend more than a night in Hargeisa hotels? Why go to Garowe or Xamar?

We seriously need a new plan/initiative, the longer this drags on we are the only ones who lose.

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Hennystreak » Sun Mar 10, 2019 4:27 pm

Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
True - even the Dhulos diaspora try to avoid going there unless they have urgent business.
I usually grill those diaspora folks who waste around in Hargeisa and some Borama( apaparently that’s the new trend) when I ever I get hold of them. They love to be guests Nacala ku yaasha.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Jaamacbuuhoodle » Mon Mar 11, 2019 10:19 am

Xaafad Cusub New Laascaanood ayaan webka kalshaale.ca ku arkay 3 bilood kahor
Waa imisa qiimaha guryaha New Laascaanood ?
Halka guri 25-kun oo dollar ma ka badan yahay ?

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28666
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby original dervish » Mon Mar 11, 2019 10:41 am

The future for the Las Anod region will be agricultural.....we have some of the most fertile land in northern Somalia.

Groundwater is also plentiful.

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Sharmarke91 » Mon Mar 11, 2019 6:09 pm

Xaafad Cusub New Laascaanood ayaan webka kalshaale.ca ku arkay 3 bilood kahor
Waa imisa qiimaha guryaha New Laascaanood ?
Halka guri 25-kun oo dollar ma ka badan yahay ?
xafaad niman cali geri ah aya dhisanya, anigu wan tagay ayan aanu riig u qodanay waxayno sheegen inu guri 5 qolka ah uu yahay $40,000 laakin kuwa 4 qol ahna way dhisayan in kastoon qiimaha waydiin.

Laascaanod guriga nuska aha ama 3 qolka ah aya lagu iibiya $25,000 baloodhku wa $40,000 iyo ka badan.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Jaamacbuuhoodle » Tue Mar 12, 2019 7:27 am

40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Hennystreak » Tue Mar 12, 2019 7:57 am

40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?
Bah ararsame wax eey ka yihiin magalaada ayaaba iska yar sxb. Geeljireyaasha Jaaamac siyaad dhulkoodi eey geela ku dhaaqan jireen ayaa la magaaleeyey markaa ayaaka xag weey uu leeyihiin si hadhaa loo eego. Laakin hadaad dhul iibsatid badhanaa weey yartaahay inaa laguugu qabsaado.

Cali Geeri nah magaalada weey dhoowranyihiin ee jiifka kakac oo wax dhiiso inadeer.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28666
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby original dervish » Tue Mar 12, 2019 9:58 am

The city will never prosper under these current mf.
For the city to progress two things need to happen.
1)s/l and their proxies must be destroyed.
2)An all inclusive LA municipality must be created with a LA chamber of commerce.

Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Hennystreak » Tue Mar 12, 2019 10:53 am

The city will never prosper under these current mf.
For the city to progress two things need to happen.
1)s/l and their proxies must be destroyed.
2)An all inclusive LA municipality must be created with a LA chamber of commerce.
Agreed. The SL admin is short term, it will fall apart on its own. We shouldn’t destroy the little progress LA has made so soon.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Jaamacbuuhoodle » Wed Mar 13, 2019 9:24 am

Maamulka hargeysa aad baanu uu diidanahay ,,
waa sababaha aanu ku nacnay Laascaanood markii horaba raali kamaanu ahayn inuu yimaado Laascaanood
Xaabsade ilaahay cadaabta haku fogeeyo
Cadowsana qofku oo tala xumaa

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Sharmarke91 » Wed Mar 13, 2019 5:38 pm

40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?
Walal shacabka magalada ku nooli ma hawaystan inay guri iibsadana, mid dhif ah oo Alla wax siyay mooye. Guriyaha laascaanood ku yaala mala 90% waxa dhistay qurba joogo - yagana xata way ku adagtay inay iibsada guri ama dhul waayo qiimaha dhismaha iyi dhulka toona macquul maha.

$38,000 waa lacag fiican indr way kuu dhisi karta guri baloodh (5 qol) ah oo xata dhulku ki jiro - waa hadi aad dhulku yahay dhinacaya magaalada (outskirts) ood ila $5,000 ku hesho. Dhismaha guriga wuxu kugu gaadhaya ugu badnan $35,00

Guriga naska (3 qol) dhismihiasa waxa kaga baxaya $18,000 markad marmar dhigto daaqado dhalo ahna aad geliso.

Guriga ah 4 oo baloodh wax dhiman ah waxa kuu dhisasa $25,000 asago marmar iyo daqado dhalo ahba leh.

Dhulka qiimihisu waxa uu ku xidhanyahay hadaba sida uu suuqa ugu dhowyahay - dhulka magalada bartankiisa ah waxa laha kala siista $100,000 iyo dherad, dhulka xafada ahna waxa lagu hela $12,000 ( baloodhka 15M by 15M), laakin outskirts magalada kuyala oo ay dee magaladuna hada soo gaadhay oo la dhisto waxa lagu helay ilaa $5,000.

Marka adigu waxad rabto ayay ku xidhantahay ee laakin waxan kugu la talin laha dhulkaas outskirts ka ku yaala iibso, taas kuu fudude guri 4 qol ahna ka dhiso (wa hadad rabte) qarashku kaga badan maayo $30,000.

Magalada hareraheda oo dhan wa lagu habsaday indr marka wixi dhulki cusub ee la qabsaday ahba wa inad iska hubisa wayo warqado been abuur ah ayay kuu keeni karan. Magalada wax ka shaqeya labo sharci mid qof kasta iska samaysan karo oo nootaayo laga samaysto iyo mid dawlada hoose loo tago oo laga diwangashado dhulka - marka taas hore ee nootayada ah waliga iska ilaali oo qof notaayo wata wax lagama iibsado hadadan hubim inu yahay qof aamin ah oo asagu dhulka leh.

Mida kle hadad dhul rabto ana kaa iibinaye ila soo xidhiidh dhul 13×15 meter ah ban ku ahayaye oo waliba ku yaala xafada ay reerihina cali gerigu wayadan dambe soo dageene kkk.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Jaamacbuuhoodle » Thu Mar 14, 2019 6:27 am

Sharmarke ina adeer Aad baad u mahadsantahay warbixinta qiimaha leh
baryahan nimaan businessman ah baan isku xidhay oo doonaya inaan ka faaiidaysto markaa xaalada dalka iyo dadka waan uu bahana ,,, bishii hore aniga iyo nin saxiibkay oo abgaal ah businessman weyn ah ,,
waxaanu laba week tagnay Somalia oo soo marnay Muqdisho iyo Hergeysa oo mashariic business uu ka eegayey
waxuu ii sheegay in dhaqaalaha Somalia guud ahaanba burbursan yahay (( waqooyi iyo koonfurba )) sicir bararku marayo meel aad uu xun oo waliba mustaqbalka xaaladu kusii adkaan doonto masaakiinta shacabka Soomaaliyeed ee gudaha dalka Somalia ku nool ,, haddii aan sii deg deg ah loo helan Dowlada adag Control ku samaysa dhaqaalaha iyo ganacsatada tuugta ah dibna loo soo celiyo lacaqtii shilinka Soomaaliyeed halkana niyaad jab ayaa ka muuqda !
Sii kastaba ha noqtii haddii maamulka Hargeysa laga saaro laascaanood waa balan inaan kula soo xiriri doona ,, inta kahor diyaar uma ihii inaan 1 dollar ku bixiyo meel dhabadhilif iidoor uu taliso .
Buuhoodle-na warkeedba daa odayaal reer miyi ah oo Garaado lagu sheegay ! baa ka taliya iyo nimaan ak-47 ku sitaah magaalada dhexdeeda
Meeshaba waxaad mooda ino dagaalkii 1977 wali ka socda wax nidaam ah kama jiro waa magaala isku dhex yaacsan waliba sii khalad ah loo dhisay ,,
adigu naftaada la cararay oo Hargeysa ama Garoowe jooga uun baad iis arkaysaa lolz

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby PrinceNugaalHawd » Sat Mar 16, 2019 5:38 pm

please someone advise them to stop using all them colors on Houses! Subxanallah.

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Las Anod major construction projects 2019

Postby Nubis » Tue Apr 23, 2019 4:06 pm

:up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests