Moderator: Moderators
Waa ilaahay mahadii ina adeer , meeshii khaatumo miyaa lagu kala guuray ?Fiican Ina adeer, maxa cusub?
Waa siday tahay ina adeer ,, waa siday balantu aheed kuwii reer sheekh isaxaaq waa inaanu dabeecada ka xumayna lolzWuu iska mashquulay ban uu malayn, inaader waa inaaku inaan camirno dee. Lol
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests