Page 1 of 1

Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Tue Apr 23, 2019 12:03 pm
by Jaamacbuuhoodle
Bal soo warama

Re: Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Sun Apr 28, 2019 7:55 am
by PrinceNugaalHawd
Fiican Ina adeer, maxa cusub?

Re: Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Mon Apr 29, 2019 2:01 pm
by Jaamacbuuhoodle
Fiican Ina adeer, maxa cusub?
Waa ilaahay mahadii ina adeer , meeshii khaatumo miyaa lagu kala guuray ?
Xataa ninkii hayay hogaanka khaatumo ee Somalinet xaaji Sharmaake baryahan maan arag lolz

Re: Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Tue Apr 30, 2019 10:03 pm
by PrinceNugaalHawd
Wuu iska mashquulay ban uu malayn, inaader waa inaaku inaan camirno dee. Lol

Re: Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Fri May 10, 2019 5:09 am
by Jaamacbuuhoodle
Wuu iska mashquulay ban uu malayn, inaader waa inaaku inaan camirno dee. Lol
Waa siday tahay ina adeer ,, waa siday balantu aheed kuwii reer sheekh isaxaaq waa inaanu dabeecada ka xumayna lolz

Re: Tolkii xagee buu ka dhacay ?

Posted: Tue Jul 09, 2019 3:00 pm
by NubianQueen
:up: