Moderator: Moderators
Hunting season for cursed ilkoyar.Hodan Naleeye, her husband and other innocent ppl died in the attack at Kismaayo today!
Alaha u naxariisto Hodan iyo inti dhimatay lkn ducadu maxay tari imisa qof oo somaliya ba bila macno u dhintay dadki dulmiga galayna nool yihiin wa inan masuuliyada wada qadana kuligeen ama si toos ah ama si dahsoonI hate Somalia walaahi. Waa wadan Ubaxiisa cuno... shiiiit
Allah yaa raxma Hodan. Gabar farxaan ah ayey aheeyd..
ان لله وان اليه راجعون
Ilaahay ha uu naxariisto dhamaan dadkii meesha ku dhintay ,
Koonfur dadkii waxaa dhameeyay cadow aan la arkeen .
Waxaas oo dhan shacabka Soomaaliyeed isaga isku keenay oo Itaxaad iyo shaydaan carbeed daba carari jiray .
Aun to the deadI hate Somalia walaahi. Waa wadan Ubaxiisa cuno... shiiiit
Allah yaa raxma Hodan. Gabar farxaan ah ayey aheeyd..
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests