Ninkaa dadkiina laayey ee reerkiisu difaacayan dawlada ku taageera in la qisaaso.
Moderator: Moderators
Kuwan mushahar laba bilood ayaa la soo siiyay ,Odayaasha Laaska oo taageery in la Soo qabto caare lana qisaaso. Yadoo loo hayo cadaynmo ku filan inuu denbi ka galay sool iyo ceel afwayn ba. Odayaashu waxay sidoo kale taliye nuux ku bogaadiyeen inuu kala diray hogaan kii taliska badhan ee parasiteka ku ahaa qaranka yagoon hawl qaban.
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests