Page 1 of 1

Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Mon May 11, 2009 2:02 am
by The_Emperior5
kufurtii bilahii waan idin salamay :up:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Mon May 11, 2009 3:20 am
by Queen_Arawello
Shouldn't you salute first before u enter the noble Daraawiish house..nxt time gacaan iyo lug ba tag as sign of respect for Beesha Daraawish :up: :up:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Mon May 11, 2009 3:33 am
by The_Emperior5
na orodo caano boodhe ku so sakaraad. :lol:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Mon May 11, 2009 3:37 am
by godness
Hiiyah Emp wlc back .. old dog . :lol: :lol: :lol:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Mon May 11, 2009 5:59 am
by The_Emperior5
tnx godness

so where are ilma shirshoore
ileen iyakan garaad oo ahay eeh :lol:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Wed May 13, 2009 12:25 am
by Xaaji_Xundjuf
dee garaadka ka qaada salaanta , shaw gurii dhulbahanta waliga lama taggo
wuxu martiida oo xumma. :lol:
ina calacaal xassssan meejeerteenku uun bu ku sheegay gurigoda inanay martiidu taggin dhulbahantuhun ma siidaasa walaga yaabaan ileen aaba wadda dhalay eeh :lol:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Wed May 13, 2009 1:18 am
by mahdi01
The_Emperior5 wrote:kufurtii bilahii waan idin salamay :up:


:shock: :shock:

Subxaana laah did you know what you just said there, ilaahey ayaan ku kufriyey, macnaheedu waa waan gaaloobey, oo maxaad dadka ka salaameysaa hadaad gaalowdey.

waryaa biyaha kulul iska yaree weey kaa waaleene :lol:

Re: Garaad Emperior is here bal ii salama

Posted: Wed May 13, 2009 8:27 am
by The_Emperior5
dadka gobolkan ku dhaqan ayaa sa oo dhaarta dhaar gooniya leeyihin. :P