Reer Sool
Posted: Thu Jun 18, 2009 5:11 pm
Dhagdheer waxay tidhi markay carrurta yar yar xiniinyaha kala baxaysay
Inantaydiiyay naas baa ii uraya
alla hooyo waa kayga ayay ugu jawaabtay
Waar balaayada maxaa baray sidu naasku u uro!
raguba ma yaqaanaane,
Dhag dheer dhimatoo dhulkii nabadeey
Inantaydiiyay naas baa ii uraya
alla hooyo waa kayga ayay ugu jawaabtay
Waar balaayada maxaa baray sidu naasku u uro!
raguba ma yaqaanaane,
Dhag dheer dhimatoo dhulkii nabadeey