Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caleemasaarka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Caleemasaarka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Postby peace- » Mon Jun 22, 2009 8:54 am

http://lasanod.com/details.php?num=2356
Laascaanood-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beesha Jaamac siyaad u dooratay hogaanka boqortooyada beesha Jaamac Siyaad ayaa saaka lagu caleemasaaray Qasriga wayn ee uu ka deganyahay magaalada Laascaanood halkaasoo laga sameeyay munaasibad balaadhan-


Munaasibadan oo ay ka qayb galeen ergooyin badan oo ka kala yimi deegaamada gobolada SSc iyadoona aynan suurta gelin inay madasha soo gaadhaan isimadii SSC sababo cabudhin ka timi maamulka magaalada haysta kaasoo diiday inuu furo wadooyinka magaalada sidii ay madasha usoo gaadhi lahaayeen ergooyinku.

Garaadka ayaa lagu caano shubay iaydoo caanaha garaadka ay ku butaaciyeen 8da caaqil ee beesha jaamac Siyaad,

Caaqil axmed hoolif oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay u garteen garaad jaamac garaad ismaaciil inuu noqdo garaadka beesha,isagoo kasoo bixi kara masuuliyada xilka la saaray Halkan Ka dhegayso khudbadii Caaqil Axmed Hoolif uu madasha caleemasaarka ka jeediyay

Dhegaysi Khudbadii Axmed Hoolif

Sidoo kale cuqaasha beesha ee Siciid Cashuur Abyan,Xasan Warsame Aadan,Salaad,Yuusuf Sulub Garbiye,iyo wakiil caaqil cabdirashiid nuur jabdhurwaa oo madasha ka hadlay ayaa dhamaantood guul la gaadhay ku tilmaamay caleema saarka Garaadka oo maanta dhacday.

Sidoo kale marti sharaf ka kala yimi qurbaha oo madasha ku sugnaa kana hadlay ayaa garaadka ugu hanbalyeey uguna duceeyay inuu ilaahay la garab galo xilkaas loo caleemasaaray Faarax ciise cabdi oo madasha ka hadlay ayaa garaadka u jeediyay dardaaran iyo hadalo dhaxal gal ah halkan ka

dhegayso khudbadii Faarax ciise cabdi

Gabagabadii madashii lagu caleemasaaray Garaad Jaamac Garaad ISmaaciil Ducaale ayaa garaadka loo galbiyay si magaalada loo dhexmariyo,iyadoo shacabka ku dhaqan magaaladu ay iskugu soo baxeen fagaarayaasha magaalada si ay usoo dhaweeyaan garaadka iyagoo caleemo qoyan ruxayay.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Caleemasaarka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Postby Babygirl- » Mon Jun 22, 2009 4:12 pm

ulululululululululululululululululululululululululululu LONG LIVE GARAAD.. :rose: :som: :rose: :clap: :clap: :clap: :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest