Postby salafi_student » Wed Aug 26, 2009 8:41 pm
You blinded by Qabyaalad ina adeer... I'll say it again, Please do not interpret Islam to suit your Qabyaalad ends.
Nin weeyn oo Dumar ka dhex qeylinaya, oranayana "Riyaalow dhac". Doonayana Democracy iyo xukun gaal........Kaasi iyo Jihaad kala fog.
Markaa ina adeer....Mujaahid waa kan, Naf iyo maalba ku bixiya sidii Kalimada Alle loo kor yeeli lahaa, sidii loogu dhaqmilahaa loona xukun tagi lahaa........Saa u baro.
Salaam