[quote="The_Emperior5"]
And this is casha dhuux adan when she heard Xaji cumar camay was Murdered

Never ever in the somali history did a somali poet made such a poem claiming that he is a naag
Gun baan ahay ganbo cad ayaan xidhanhaay Iyo gar nagoode
gaashantida sideedo kale ayaan guur u sugaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoodn wa gudboonahaye
jareerenaka gaboolka iska rogo aya guudka ii saran
IIdoorka noo soo gabyow wa gar xajoode
godobtayda habaryoonis wa laga ma goostane eh
This was your best poet marki Ina cumar cammay lugu gawracay burco

sidasu u calacalayey
He said he was like a female and wating to get married
quote]
Loooooooool ala beenta i dishaay...first gabayga been aya ka sheegtay and second it had nothing to do with the murder of ina cumar..i will give the readers the context of this gabay and its exact format dont think im gonna let you get away with it
This gabay was part of Guba series...it was a response to Maxamed Cumar Dage ( Abraahiin, Ogaadeen)
Maxamed Cumar Dage:
Idinkaa dalkiinii u huray, Habar Xabuusheed dheh
Hanbaraacin mooyee horraad, uga hagaagteen dheh
Garaad Faarax goortay hanteen, haatan ma ahayn dheh
Hanan weyde heelkii Badweyn, haradii Ceel Dhaabe
Ka huleeshe Howdkii sarre iyo, haatan Caynaba e
Nimaan Habar Jecliyo Muusayoow, uga hagaagaynin
Inuu dhoodi hoos ugu dhacoo, haniyo weeyaane
After this gabay Cali Dhux wuu qiirtay inay dhul ka maqan yahay, dhulki HJ gacmaha u gaalay, markas wuxuu yidhi isaago
maahmaah dumareed ,keyword here being maahmaah dumareed, you interpreted in a literal sense that he was claiming to be "naag" but it's a figurative language to give enriched meaning to the gabay.
Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoode
Gashaantiyaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye
Jeeroon ganboolka iska rido, guudka iga saaran
Ogaadeenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduye
taariikhda been ha ka sheegin and dont add habar qamandi into the gabay
