Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Reer Maakhir oo Mowqifkooda Cadeeyay Shirkoodii Nairobi

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Reer Maakhir oo Mowqifkooda Cadeeyay Shirkoodii Nairobi

Postby oldenglish » Sat May 22, 2010 11:57 am

Reer Maakhir oo Mowqifkooda Cadeeyay Shirkoodii Nairobi + Posted on October 26, 2009 by Admin



Rate This




Waxa Saacadu markii ay ahayd Afartii Galin danbe Taariikhudu 25/10/2009- SHir balaadhan oo aan loo kala Hadhin kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Barbaarta Dhalinta Reer Maakhir oo Kaashanaya Xildhibaanada Siciidu oo Kana mid ah Xubnaha Ugu Fir Fircoon Baarlamaanka Somaliya koowaada ka soo gala Gobolada Sanaag Hayland iyo Galbeedka Gobolka Bari



Shirkaasi ayaa waxa Joogay oo lagu Casumay,Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Ganacsato, Ururada Haweenka Isimo, Iyo Saxaafada qayba Heeda kala Gadisan.

Ugu Horayn ayaa Shirkaasi lagu Daah Furay Quraanka Kariimka ah waxana halkaasi Quraan ka soo Jeediyay Sheekh oo sheegay inay Muhiim tahay Diintu sheegayso in Lays waraysto isla markaana Lagala war qaado, Xildhibaanada Siciido oo Mikrifoonka lagu soo dhaweeyay ayaa ku dheeraatay Ujeedka Shirkaasi iyo waxa uu salka Ku hayo, Mss Siciido, ayaa xusay inuu SHirkan yahay mid Kala war Qaadasho isla markaana aanu Ugu Tala Galay in dadka Reer Maakhir oo ah dad Balaadhan Marka loo eego Qabiilada kale ee Somalida ay kala war Helaan isla markaana Laga Xaajoodo danta Guud ee deegaanka Sanaag iyo Hayland iyo Galbeedka Gobolka Bari



Xildhibaanada ayaa Tiri”Anaga ka Siyaasi ahaan Gobolada Sanaag Hayland iyo Galbeedka Bari waan Garab taagan wixii Tabatayada ah wixii Dawlada Federaalka oo Saamigooda ah Marna Lagama Yaabo inaan Dayacno ama aan Dadkayaga gees marsiino, dhalinyarada Barbaarta Maakhir waan Leeyahay Guulaysta qaabka ay wax u Soo Abaabuleen waa mid Yaable.

Siciid ayaa si Faah Faahsan uga Hadashay inay Raadiyaan Iscolar SHip-yo ama Deeqow waxbarasho wixii kaga soo Hagaaga deeqaha ay Beesha Caalamku Siiyaan Dawlada la qoonsanyahy ee Somaliya.

Genaral C/raxmaan Cali Beer oo ah Siyaasi Ruug caad ah oo Reer Maakhir isla markaan Dawladii C/laahi Yuusuf Ahaa Wasiirkii Gaashaan dhiga ayaa Kulankaasi si Qota dheer uga hadlay, Gen-ka ayaa ugu Horayn Mahad Balaadhan u naqay dadkii Halkaasi Joogay oo uu ku Tilmaamay kuwa Geesiyaal ah oo u isu taagay inay dadkooda Baraarujiyaan



Gen-ka ayaa Yiri” Beesha Gobolada Sanaag iyo Hayland iyo Galbeedka Bari waa dad aad u Cudud Balaadhan waa dad aduunka Daafihiisa kala Jooga Hase Yeeshee dadkaasi Maha dad inta badan Isku xidhan Ha Tusaale ahaan Beesha Cismaan Ibraahim ee Cawra Male waa dad degan Gobolo Badan oo Somaliya ka mid ah dadkaasi Waad Isir ahaan ku Abtirsada Beesha Warsangali waxayna Awood badan oo dhaqaale iyo Siyaasadba leh ku leeyihiin Koonfurta Somaliya taasi ayaa Tusaale Idiinku Fulin”Ayuu Yiri Genara C/raxmaan Cali Bayr.

Siyaasi C/raxmaan ayaa dhanka kale ka hadlay Qorshihii dekeda Laasqoray Halka uu Caga dhigtay Gen-ka ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Hakada soo Galay Dhismaha dekeda Laasqoray isaga oo Taasi Sabab uga dhigay Afduubkii ay Wiilasha Reer Sanaag Laasqoray ka Gaysteen



“Mashuurcii Dekeda waxa Caqabada wayn nagu Noqday Afduubkii Maraakiibtii Laasqoray”Aniga ka C/raxmaan ahaan waan la hadlay Dawlada Talyaaniga Safiirkan Kenya u Jooga ayaan wada hadlay waxana uu igu xidhay Amaan Maha Laasqoray waana idinla Garab Gali lahayn Mashuurcaasi Hase Yeeshee Afuub ayaa dhacay Waa wax aad Looga xumaado in dadkii Gobolka aanay u Bislayn Faa iida Dekeda” Ayuu Yiri Gen-ka oo aad ugu dheeraaday Mashuurca dekeda.

Geba Gebadii Gen-ka ayaa Xusay in qalabkii Dekeda qayb ka mid ah ay Yaaliin Gudaha Magaalada Dekeda leh ee Bosaaso taasi oo Sababa Jira Awgood Loo Gayn waayay Laasqoray, Sababahasi ayaa Gen-ku ku sheegay Mi amaan mi dhaqaale xumo oo Jirta isaga oo Jaliyadah dibada ku Canaantay sida ay Bustaha Uga Huwadeen inay Daadihiyaan Dhismaha Dekeda Laasqoray.

Ugaaska Beelaha Daarood Ugaas Xasan Hilaali ayaa Shirkaasi isna ka hadlay Ugaaska ayaa Amaanay Xildhibaanada Siciido oo ah Buu Ruux aad uga dhex Muuqtay Siyaasiyiin Reer Sanaag, waxana uu sheegay inay wado Dadaalo badan oo laga Midha dhalin karo.

Ugaas Hilaali ayaa isna dhankiisa ka hadlay Fekerka uu ka Amiinsanyahay Dadka dadaalka dekeda wada isaga oo dhanka kale Cadeeyay in Dadka Reer Sanaag hayland iyo Galbeedka Gobolka Bari Mawqifkoodu Cad yahay isla markaana ay yihiin dad ka ta risan Maamulka Puntland dhalasho ahaan iyo Marla laga Hadlayo Saamiga Xukuumada.



Ugaasi ayaa Iska Fogeeyay inaanay war u ahayn isla markaana ayna ka mid ahayn Shirkii ay dhawaan Beesha Dhulbahate ay Nairobi ku qabsadeen, Ugaasi ayaa Carbaabay in ay Soo dhawaynayaan Walaalahood oo ay Taageersanyihiin Midnimadooda Hase Yeeshee ay ka Biyo diidsanyihiin Magaca Sanaag in Lagu Been Abuurto



Isku soo wada duuboo Shirkaasi ayaa laga dha dhansanayaa in Beesha Balaadhan ee Sanaag hayland iyo Galbeedka Bari ay gabi ahaanba iska Fogeeyeen SHirkaasi la sheegay in Puntland Looga Baxay.

Shirkan ka dhacay Kenya ayaa waxa soo dhaweeyay Masuuliyiinta PL ee dhanka Goboladaasi ka soo jeeda iyo waliba Jaliyadaha dibada kuwaasi oo ku Tilmaamay SHir Baal Dahab ah Galay.

Jamac Ayaanle

Feyte@diblomats.com

http://sp am.net/2009/10/26/sawiro-30/

------------------------------------

Just had to address this.

I support the plight of Sool and Cayn.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests