Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool.

Postby malakumod » Fri Jun 25, 2010 8:23 pm

War deg deg ah oo hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in uu dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool. Dagaalkan ayaa hada si xawli ah uga soconaya magaalada Kalaybaydh oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Laascaanood. Ciidamada SSC ayaa caawa waxay Aagag badan ka bilaabeen dagaal qadhaadh kuwaasoo ay kaga sifeenayaan deegaanka SNMta.
Dagaalkan ka dhacay Kalabaydh ayaa la xaqiijiyey in lagu qabsaday gawaadhi kale oo sidey Sanaadiiq iyo weliba gaadhi nooca loo yaqaano Surfta ah, ciidamada SSC ee sifeynta wada ayaa weli waxay ka dagaalamayaan labo aag oo kala ah Aaga Widhwidh ee gobolka Cayn iyo Kalabaydh oo ah dhanka Gobolka Sool.
boocame online
War deg deg ah oo hada naga soo gaadhaya Jiida hore ee Degmada Widhwidh ayaa xaqiijinaya in halkaas uu ka soconayo dagaal Faraha looga gubtay. Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC iyo maleeshiyaadka soo duuley Ee SNM.

Dagaalku weli waa soconaya, waxii wara ee ka soo kordha isha ku hay.

Horufadhi.com

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby Babygirl- » Fri Jun 25, 2010 8:28 pm

Habeen hore Lasanod Dusheda ba laso Garaay, Cawana Kalabaydh ilaa WidhWidh.

Guusha anaga leeh inshalaah. SSC :up: :heart: :rose:

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby malakumod » Fri Jun 25, 2010 8:38 pm

Wararkii ugu danbeeyey ee Dagaalkii Widhwidh
Friday, June 25, 2010

Dagaalkii Widhwidh ayaa weli soconaya ayadoo Khasaare weyni soo gaadhay Maleeshiyaadka SNMta, ee soo duulay, Ciidamada SSC ee xaq u dirirka ayaa wacdaro waa weyn dhigay caawa. waxaana lagu soo riixay Maleeshiyaadkii SNMta xaga Laascaanood. Ciidama SSC ayaa gacanta ku dhigay baabuur ay ka mid yihiin kuwii sidey sanaadiiqda waxa ay ugu yeedhaan doorashada, waxaana gaawaadhidaas iyo qalabkii sanaadiiqdiiba hada gacanta ku haya Ciidanka SSC.



Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisah sar sare ee Ciidamada SSC waxaa dagaalkaasi uu ahaa mid horumar weyn ay ka gaadheen Ciidamada Xaq u dirirku ka dib markii ay soo Durkiyeen kuwii SNMta. Wararkii ugu danbeeyey ee hada na soo gaadhayaa waxay sheegayaan in weli xabadu soconayso ayadoo wakhtiga oo habeenimo ah awgeed aan loo ogaan karin khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadhay labada dhinacba.

Waxii wara ha ka dheeraan dhawaan
insha allah this will start again tommorow :up:

Weysaga diyaar reerkayagu dirir colaadeede
Aniguna sidii dooxataan dibada meeraaye
Dirkaan ahay darbadihii nin ogi ima duurxulo'e

Waa daandaansi iyo mowd wuxuu i dalbanayaaye
Digniin miyuusan qabin aadka hore doqonsanaa ruuxu!!

the words of the legendary cali dhuux

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby Goljano Lion » Fri Jun 25, 2010 8:53 pm

ppl will be voting peacfully in Laascanood in less than 5Hrs :sland: :up:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby Babygirl- » Fri Jun 25, 2010 8:58 pm


insha allah this will start again tommorow :up:

Weysaga diyaar reerkayagu dirir colaadeede
Aniguna sidii dooxataan dibada meeraaye
Dirkaan ahay darbadihii nin ogi ima duurxulo'e

Waa daandaansi iyo mowd wuxuu i dalbanayaaye
Digniin miyuusan qabin aadka hore doqonsanaa ruuxu!!

the words of the legendary cali dhuux

:up: 8-)

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby Khalid Ali » Sun Jun 27, 2010 8:07 am

Mashallah :up:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby ToughGong » Sun Jun 27, 2010 10:05 am

Mashallah :up:

:lol:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby Khalid Ali » Sun Jun 27, 2010 12:50 pm

Mashallah :up:

:lol:
war dagaal culus baa dhacay wa inaynu u hanbalyeeyno walaleehen ssc , qof walba wuxu isla jecelyahay walala jeclaada walaaleeheen ssc waxay rabban dagaal marka mashallah beynu leenahay dagaalka bilaabmay inshallah joogsan mayo, oo dagaal lugu farro gubto bu noqon bi idmilah
viva ssc :up:

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: war degdeg ah: dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool

Postby malakumod » Mon Jun 28, 2010 2:32 am

bi idmillah karim :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest