WidhWidh,(Lasanod Online)- Guutada Ismaciil Mire ee ciidamada SSC ayaa dagaal xalay dhacay gacanta ku dhigay baabuur siday sanaaduuqda doorashada, Waxaana maanta maxaabiistii iyo gaadiidkii lagu wareejiyey..
Garaad Cali Buraale iyo Madaxda Hogaanka SSC.
Shabakadda LASANOD oo goobtaas joogtay ayaa barnaamij cod ah idiinkasoo duubtay.. waxadna ku maqli doontaan, Kayse Cabdi, Garaad Cali Buraale, nin ka mid ah maxaabiistii Somaliland.
Saacadaha soo socdana waxaanu idiin soo gudbinaynaa hadii Allah idmo, sawiro muuqaal ah oo muujinaya maxaabiista iyo gaadiidka ciidamada SSC qabteen xalay.
Halkan Ka Dhegayso Warbixin Wareejinta Gaadiidka iyo Ciidamada
http://xargaga.com/images/file/Dagaal/June262010.ram




