Moderators: Moderators, Junior Moderators

i was listening to xaglatoosiye the other day and he said the nsum guys are no good and they are only there to destroye ssc moverment , is it true though the spanish guy is married to a lolitaSame thing when it comes to the SLanders.
C/Laahi Spannish's wife is an Spanish woman. Nimankaas buu la xidid yahay laakiin maxaa keenay in raga kale xaasaskooda la gaadho/gaaro? Waaba kasii daraysaan niman yahow.i was listening to xaglatoosiye the other day and he said the nsum guys are no good and they are only there to destroye ssc moverment , is it true though the spanish guy is married to a lolitaSame thing when it comes to the SLanders.


War habarjeclo xiilalku wa ku yaryihin 2 wasiir oo qudh ah bey hellen mid wa naag marka cali gaab bosss loma hayo maybe he can be gudoomiya kuxigeen for burco or somethingNinkii Cali Gaab kama aadan jawaabine mee isagii?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?
Emperor, PL waxbaanu ka dhisanay kama aanaan bixin markaa iyadu waa caadi waa dawladayadii. Laakiin dee idinka tiina warkeeda lama geli karo, waa waxaan dadka ka iibsami karin, dee mar haddaad xaalad militatri ka dhigteen dee waa nin walba nasiibkiis. NSUMna shaqa fiican bay dibada ka haysaa gudahan shaqo bay ka bilaabaysaa ishallaah. Arimahayagu meelo fiican bay noo marayaan.War habarjeclo xiilalku wa ku yaryihin 2 wasiir oo qudh ah bey hellen mid wa naag marka cali gaab bosss loma hayo maybe he can be gudoomiya kuxigeen for burco or somethingNinkii Cali Gaab kama aadan jawaabine mee isagii?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?![]()
war way idin matalayaan wa caadi abdisamad cali shire ba so kuma matalo war wa caadi u should say maxamuud garaad power labada dhinac ba![]()
the funny thing is also marki silanyo la dhaarinayey wasiiradi ka yimi djibouti were habarawal aswell![]()
Silanyo we gave him the most votes in hargeisa he just gives back a little![]()

Wa runta anagu meelkasta waanu ku jirna Ta kilinka shanaad ta jabuuti Kenya Somaliland , tfg xita laakin tfg ninka naga taga wa xaaraan isagu somaliland kuma so noqon karro kuwa kalle laakin wa iska oke weye Xita kuwa argagixisada no iman karan laakin kuwasi wey dhaman kuwa tfg.Emperor, PL waxbaanu ka dhisanay kama aanaan bixin markaa iyadu waa caadi waa dawladayadii. Laakiin dee idinka tiina warkeeda lama geli karo, waa waxaan dadka ka iibsami karin, dee mar haddaad xaalad militatri ka dhigteen dee waa nin walba Xiniyihis NSUMna shaqa fiican bay dibada ka haysaa gudahan shaqo bay ka bilaabaysaa ishallaah. Arimahayagu meelo fiican bay noo marayaan.
Tan labada dhinacna idinkuba waa laba midiganaysaan halkan TFGna rag baa idinka kaga jira, Jabuutina rag baa idinkaga jira, dee SL waaba maqaaxi HA siday u muuqato, markaa taayada maxaa ku tusay?
Hadda Jabuuti anagaba rag baa noogu jira ee la soco.

Weligeyba principal iigu soo hagaag.
Haye ninkii Cali Gaab iyo adigu markaad ka tagteen qaybta SL section indhahay isku qabsatay. Generalka laftigiisa ayaamaa la waayeey laakiin hadda waa joogaa. Gacan yarahaagii Khalidna markaad tagtay buu tegeymarkaad soo noqotayna wuu soo noqday
weligey tanoo kale ma arag.
![]()
Ninkii Liqaaye baa jooga oo dabaaldegii weli waa wadaa
nin Hargaysaay la yidhaado/yiraahdona waa joogaa oo xagaa iyo Soomaali weyn u ridaya (nin caafimaad qaba dheh), ragga intaasaan ka xasuustaa. Kii yaraa ee Goljano waa joogaa oo Dhulbahante caydiisa ku qafiifay waa iska daynay oo waxaanu is nidhi/niri ayaamo ha iska nafiso ileen qurbaha rag badan baa isku buuqee nin walba si uu nafiso meel bay la qabsataa. Forumka intiisa kale waa la wada joogaa weliba gabdhihiina waa soo wada noqdeen, dee/haddee waa nin walowba dhinacaaga ka gal oo ha is gabin.
![]()
La soco meeshii aanu dh gelin jirney waxaaanu ku bedelaynaa r (odhan==>oran), gabadh==>gabar, adhi==> ari. It is all about clean break from the previous dialect to real Daarood accent.It is part of the new rejuvenated NSUM/Reerka movement.
Halkaa haka socoto.

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest