Iska cabaad oo nacnac meesha ku ahay. Internet faankeedu meel gaadhsiisna. Ku caytan oo ku barooro meeshan. Nedel fowqal nedel. Iska ooya!
cay is your think sxb and the only you can articulate
ileen qof jaajusnimo iyo fataalnimo iyo khanisnimo iyo doqonimo dir u leh, oo asaagii mu adeega, oo garowe ka dawarsada, hadal waxa ka ma taro,.ileen tirxi waxaan qudhun ahayn ma quuto
Hadda kuwii loogu heesay idinkay ahaayeen.
Qudutaabucu
Qurdub meel yaal
Waa qubnaan jiray.
Fataalnimo? Miyaanad ahayn kan rag kale guryihiisa keenay oo gabdhihiisa isagoo u jeeda wixii la ogaa lagu hor sameeyey? This is your job idiot. You grew up from the get go.
Khasiisnimo? Nin rag ah hadalkiis ma aha. Iska ooy!
Doqonimo? Maxay tahay doqonimaad kaa maqani rag baad guryahaagii keentay oo hadda cabaadkaagii laga fadhiyi la' yahaye?
Hadda la soco ninka cid intaa afka ku taagayaa oo cabanayaa waa adiga iyo noocaaga. Anigu halkaan kama cawdo.
Rag bag guryihiinii keenteen, wixii la ogaa baana idinkaga dhacay, haddana anaga na xagxagaysaan. Ka qaadqaad ragga adaa guryahaaga keentay cantataq baad haysaaye. Ma anagaa idinku nidhi keena?
Waar Garoowe anigu dawlad baan ku jiraa. Labada kursi ee ugu sareeya baan mid haystaa, wasiiro iyo madax kale oo dawladeed baan ku leeyahay, tolkay baana degan oo waa magaaladaydii. Sidaada wasiir yar uma dabaal dego dadkana ma xag xagto? Miskiin MJ iyo Garoowe bay kaaga dhegtay? Kuwaad u dhalatay baadan xor ku ahayn markaasaad rag kale afka ku taagi. Taada ka tali nin kale tiisa iska daaye.
Horta ma nin baad tahay mise gabadh? Sida aad u xintimaysid dhaqan rag kaama muuqdee?