mar hore baan ku sheekey in aad nin xanuunsanayaa aad tahay. bal who was talking about dhulbahante sub clan here.Hadda kuwii loogu heesay idinkay ahaayeen.cay is your think sxb and the only you can articulateIska cabaad oo nacnac meesha ku ahay. Internet faankeedu meel gaadhsiisna. Ku caytan oo ku barooro meeshan. Nedel fowqal nedel. Iska ooya!
ileen qof jaajusnimo iyo fataalnimo iyo khanisnimo iyo doqonimo dir u leh, oo asaagii mu adeega, oo garowe ka dawarsada, hadal waxa ka ma taro,.ileen tirxi waxaan qudhun ahayn ma quuto
Qudutaabucu
Qurdub meel yaal
Waa qubnaan jiray.
Fataalnimo? Miyaanad ahayn kan rag kale guryihiisa keenay oo gabdhihiisa isagoo u jeeda wixii la ogaa lagu hor sameeyey? This is your job idiot. You grew up from the get go.
Khasiisnimo? Nin rag ah hadalkiis ma aha. Iska ooy!
Doqonimo? Maxay tahay doqonimaad kaa maqani rag baad guryahaagii keentay oo hadda cabaadkaagii laga fadhiyi la' yahaye? Hadda la soco ninka cid intaa afka ku taagayaa oo cabanayaa waa adiga iyo noocaaga. Anigu halkaan kama cawdo.
Rag bag guryihiinii keenteen, wixii la ogaa baana idinkaga dhacay, haddana anaga na xagxagaysaan. Ka qaadqaad ragga adaa guryahaaga keentay cantataq baad haysaaye. Ma anagaa idinku nidhi keena?
Waar Garoowe anigu dawlad baan ku jiraa. Labada kursi ee ugu sareeya baan mid haystaa, wasiiro iyo madax kale oo dawladeed baan ku leeyahay, tolkay baana degan oo waa magaaladaydii. Sidaada wasiir yar uma dabaal dego dadkana ma xag xagto? Miskiin MJ iyo Garoowe bay kaaga dhegtay? Kuwaad u dhalatay baadan xor ku ahayn markaasaad rag kale afka ku taagi. Taada ka tali nin kale tiisa iska daaye.
Horta ma nin baad tahay mise gabadh? Sida aad u xintimaysid dhaqan rag kaama muuqdee?
lets look at you said
this is about jaamac siyaad and it by xine xirey when he was sing about dhulbahante.Hadda kuwii loogu heesay idinkay ahaayeen.
Qudutaabucu
Qurdub meel yaal
Waa qubnaan jiray.
bal jaamac siyaad maxaa meesha keenay, ma jifidada baan wax ka sheegay?
soomaalidu waxay ku maahmaahda far iyo meel bugtaa baa is og
qof neceyb iyo cuqdaad jaamac siyaad u dhimanaya baad tahay.
BTW: i know xine xirey's songs about ugadhyahaan and many more songs and poems but it would be low of me to diss my people for an ibu xaraan like you.
when i call you a fataal im talking about your personally motherfucker. the only dhulbahante here that talks for and represents non dhulbahante entity, another man's city's and another man's land. it is you who does that motherfucker and that makes you a fataal foqol fataal. the son of whore spys on dhulbahante shirs for Binti-land.
again you said
again soomaali waxa ay ku maahmaahda saxaro qari dhaar baa la iskaga tiraa.Fataalnimo? Miyaanad ahayn kan rag kale guryihiisa keenay oo gabdhihiisa isagoo u jeeda wixii la ogaa lagu hor sameeyey? This is your job idiot. You grew up from the get go.
caydada gabadha dhulbahante caan baad ku tahay. oo waxaad tahay ninkii babygirl cayayeey for seven pages and the same who was threatening to expose siren. a girl born from the lineage you claim to defend. i suppose you think by insulting the honourable women of jaamac siyaad i would in turn insult my ugadhyahaan sisters. xawayaan foqol xawayaan
your third statement again show you amount of hate and cuqadaad you have in you.
im guessing, fuaad aadan cadde, xayaraan, ina garaad maxamed, fagadhe ( the snm member) ina afmaqarshe ( another snm member) in fact the only dhulbahante SNM members were all jaamac siyaad. again ha iga filan in aan ugadhyahaan ku caayo to me there is no difference between cali sandule iyo xayraan. but is the difference between you and i thankful.Rag bag guryihiinii keenteen, wixii la ogaa baana idinkaga dhacay, haddana anaga na xagxagaysaan. Ka qaadqaad ragga adaa guryahaaga keentay cantataq baad haysaaye. Ma anagaa idinku nidhi keena?
again you said
this is not true becuase out of all the members on snet you are the one that talks about this subject the most just ask siciid.Khasiisnimo? Nin rag ah hadalkiis ma aha. Iska ooy!
next you said
blal blal ....waligaba isku dhadhaji uun sheeqee dad iyo dhulkiisa oo u fataal.Waar Garoowe anigu dawlad baan ku jiraa. Labada kursi ee ugu sareeya baan mid haystaa, wasiiro iyo madax kale oo dawladeed baan ku leeyahay, tolkay baana degan oo waa magaaladaydii. Sidaada wasiir yar uma dabaal dego dadkana ma xag xagto? Miskiin MJ iyo Garoowe bay kaaga dhegtay? Kuwaad u dhalatay baadan xor ku ahayn markaasaad rag kale afka ku taagi. Taada ka tali nin kale tiisa iska daaye.
walle lama huraan waa cawska jilaal
which brings us to your last comment
it is interesting you say that. waxaan maqli jiray love inta adan love odhan bey love ku tidhah. ninkii sidaa u hadlayaa hada waan ninka qudada jaamac siyaad u dhimanayaa ee xitaa gabdhahooda cayayaa, waa ninka cadawada waa qeyb jaamac siyaad iyo faraax garaad uu u qabo daraadeed jecel guush somaliland. waa ninka uu cuqdada jaamac siyaad ka qabo daradeed mj ugu goorey ee dhulkiis ee garowe ka doorta. and btw when i say you i will ways mean you becuase all of this can be seen from your comments (binti-land is what you cliam to be). sxb waxaad tahay fataal fataal dhalay oo cuqdad u dhimanaya. horta i have question for you sxb where did all this hate come from ma mid jaamac siyaad ah baa hoyadaa wasey jiray oo furay? xagee baad naceybkan intaa leeg ka keentay.Sida aad u xintimaysid dhaqan rag kaama muuqdee?