Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Thu Aug 26, 2010 8:37 am

Tukaraq,(Lasanod Online)- Wasiirka Duulista iyo Hawada maamulka Puntland Axmed Cilmi Cisman(karaash) ayaa maanta lagu weeraray Magaalada Tukaraq, kadib markii booqasho ku tegay.


Weerarkan lagu qaaday Wasiirka ayaa wararku waxay sheegayaan inuu ku geeriyooday mid kamid ah ilaaladii la socotay Wasiirka Duulista iyo hawada, Halka mid kalena dhaawac kasoo gaadhay,

Wasiirka duulista iyo hawada Puntland Axmed cilmi cismaan ayaa maanta la sheegay inuu ka bilaabay wadada isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Tukaraq safayn lagaga safaynayo kooxo dab ley ah oo Wadadaas dhigta isbaarooyin. kooxdaas oo inta badan gaadiidlayda u kala gooshta magaalooyinka Garoowe iyo laascaanood ka qaada lacag iyo hanti badan oo baad ah.

Wasiirka ayaa markuu soo gaadhay magaalada Tukaraq lagu soo qaaday weerar, waxaana ku dhintay Marxuum kamid ahaa ilaalada Wasiirka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Warsame.

Warku waxuu sheegayaa in Ilaaladii Wasiirku ay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan dableydii dilkan geysatay, waxaana loo dhaadhiciyey dhinaca magaalada Garoowe.

Maamulka Puntland ayaan wax hadal kasoo saarin weerarkan lagu qaaday Wasiirka Duulista iyo hawada.



Wariye: Fadumo M. Hassan
Admin@lasanod.com
Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia


Horta waa in salamayaa dhamman reer SSC who is kooxdan dablay weraray wasirka they aren't SSC.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby Babygirl- » Thu Aug 26, 2010 2:46 pm

What Waasiir? ma Habraha Garowe & Aids Ababa lagu Qabo? Wasiroow Xaal Qaado.

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Fri Aug 27, 2010 7:54 pm

Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Fri Aug 27, 2010 8:44 pm

Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.
looooooooooool.
waa kow

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Fri Aug 27, 2010 9:06 pm

Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.
looooooooooool.
waa kow
warka ma been ba?

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Fri Aug 27, 2010 9:17 pm

waa mid aan loo raad dayin.

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Fri Aug 27, 2010 9:22 pm

Marka dhowan Faroole maxay isku haysteen Futoole wuxu ku laha ama SSC noqo and puntland noqo warka so daa inadeer.

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Fri Aug 27, 2010 9:27 pm

Marka dhowan Faroole maxay isku haysteen Futoole wuxu ku laha ama SSC noqo and puntland noqo warka so daa inadeer.
faroole ba ku yidhi war axmed karaashow SSC iyo Binti-land isku helimeysid ee tolkaa iyo majin qaad ah kala dooro. marka axmed tol iyo majin qaad ah majin qaad ah buu doortay :lol:
seriously axmed nin xun ma aha laakin waa nin go'aan jilicsan oo aan qadiyada la hayn.

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Fri Aug 27, 2010 9:33 pm

garad: horta adigu maxaa ahayd? maantaa igu ka horeysee

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Sat Aug 28, 2010 1:21 am

Nin Bah-ararsame ah oo Canada jooga baan ahay Somalinetka waan ku cusubahay.

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Sat Aug 28, 2010 1:22 am

Nin Bah-ararsame ah oo Canada jooga baan ahay Somalinetka waan ku cusubahay.
waan gartay
welcome on board ina adeer

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby udun » Sat Aug 28, 2010 2:10 am

Waa niman wadada galay oo isbaaro baabuur dhowr jeerna u dhigtay dhib baana kasoo gaadhay dad shacab ah markaa waxay la xidhiidhaa in wadada dhibka ka jirey lasoo af jaro taasna bayna hawshani la xidhiidhaa, wasiir Axmed Garaashna taasuu usoo baxay waana lagu guulaystay. Hadda ogaalkay wadadii waa nabdoon tahay oo isbaarooyinkii waa lasoo af jaray.

Waxaan kaloo maqlay kooxdii yarayd ee "SSC Hogaanka trick" waxay maalin dhowaad ku hanjabaysay "haddii aan diaspora lacag kale noo soo dirin Hargeysa baanu aadeynaa", qoladii diaspora khaasatana North America iyo Europe sheekadii waa fahmeen intii aan hore u ogayn oo xoogaagii lasoo tuuri jiray waa la joojiyey dabadeedna halkii ay awelba ku socdeen bay haddana ugu hanjabayaan dadka inta aan ogayn. Oo waa yaabe ma waxaan dhib, tafaraaruq, iyo isku dir sokeeye ahayn oo ay soo kordhiyeen baa jirta? Reerkii Guuleed Garaadna shirkii ugu danbeeyey ee Xamar Lagu xidh waa u cadeeyeen mawqifkoodii iyo dibindaabyadii ay ku hayeen beeshaas sharafta badan ee Dhulbahante oo ay u gaysatay kooxdan internetka lala wareego ee "SSC Hogaanka Trick".

"Hadaam sokeeye ha u qodin, haddii aad qodana ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee" :up:

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby KyrieJama » Sat Aug 28, 2010 2:23 am

Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod Shacab Somaliland tageersan iyo in SSC tageersan ba jooga oo cid Puntland soo hadal qada baa ma joogan. Dadka reer lasanod 9 years oo bila hormar bay soo mareen intay Puntland mesha ka talinasya which is the main reason Somaliland loo so dhoweeyay Puntlandna laa eryay. Issaq may eryin Puntland dhulbahante baa eryay walaal koley waa la socota hadaad tahay nin dhulbahante ah oo diidsan mamulka Somaliland SSC maxaa kugu diray inadeer Puntland far qaadi mayso way ogtahay inay shacabka las anod inay diidsan yihin Puntland. Dhulbahante keenay Somaliland oo uu yeedhay walaal dhulbahante uun ba ka sarreya hadday manta hoogan dhisteen oo cidan urursadeen inad tageertid wayaan waajib bay ku tahay. Just my two cents

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby malakumod » Sat Aug 28, 2010 2:47 am

Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod
:lol: :lol: :lol:
walle waligeed Binti-land iyo wixii tageerba laascaanood kuso noqonmayaan, forever :up: ee ninka taa sugayoow samir

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq

Postby udun » Sat Aug 28, 2010 10:47 am

Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod Shacab Somaliland tageersan iyo in SSC tageersan ba jooga oo cid Puntland soo hadal qada baa ma joogan. Dadka reer lasanod 9 years oo bila hormar bay soo mareen intay Puntland mesha ka talinasya which is the main reason Somaliland loo so dhoweeyay Puntlandna laa eryay. Issaq may eryin Puntland dhulbahante baa eryay walaal koley waa la socota hadaad tahay nin dhulbahante ah oo diidsan mamulka Somaliland SSC maxaa kugu diray inadeer Puntland far qaadi mayso way ogtahay inay shacabka las anod inay diidsan yihin Puntland. Dhulbahante keenay Somaliland oo uu yeedhay walaal dhulbahante uun ba ka sarreya hadday manta hoogan dhisteen oo cidan urursadeen inad tageertid wayaan waajib bay ku tahay. Just my two cents
I think we should give the credit where its due. Laascaanood waxaa qabsatay SL oo ka talisa, just look at the head of police in Laaska. He is not even Dhulbahante. The place is run by a guy named Col. Dhancadde. Ma rag baynu libintooda sheeganaa, ninkii reerka ah ee la socdayna waa nin shaqaale u ah SL, waa markaynu xaqiiqada ka hadalno. SL president can fire and replace any one he wants in Laaska, well tell me now it is run by Dhulbahante? :lol: :lol:

For SSC Hogaanka trick, it is just a dream; otherwise, tell me why its supporters did not lift its finger when SL army is in the heart of Hawd? Are we kidding ourselves?

If reer Laascaanood don't want PL, do you think in PL isku dhejinayso? Meeshii laga rabona way joogi, meeshii aan dadkeenu rabina isku hawli mayso.

Mid baase wax lala yaabo ah oo ah meeshan LA rag baa qabsaday oo ka taliya waana la yaqaaana yaan inagu riwaayad isula imaan.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests