BG cuntadaada iska heeso.
shirshore isagaan gar uu haystaa waayo balan been ah buu ii dhigay, maanta oo dhan sidaan geedka seynta leh ee awrbogees uu fadhiyay ayuu markee habeen noqotay oo aan iska rawaxay igu yedhi geedki qudhaca ayaan kugu sugayey. siren, huuno dhibkaan kuu soo maray ma'aragtaa.
anywayz I'm going bk to my dwell in qararo yar,waa inoo berito