http://boocame.com/?p=7868
ninkasoo Jeeda Gobolada SSC oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacayo
wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug
ayaa waxaa ay sheegayaa in goor fiidnimadiiya lagu dilay magaalada
axmed nuur dhago budul oo ahaa nin ka soo jeeday deeganada ssc,
gaar ahaan gobolka cayn wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in
marxuunkaasi isagoo fadhiya goob maqaayada uu nin hubaysani tacshiirad
ku furay rasaasa lamana garanayo ilaayo hada sababta uu ninkaasi ku dilay
marxuunka.waxaan kaloo wax kawaydiinay eheladiiisa sababta lagu dilay,
waxayna noosheegen in aysan wax xoga ka haynin waxii intaas ka soobaxan gadaal
ayaan idiinka soo sheegaynaa,
xamse xasan geelle