
xaflad lagu soo dhawaynayo hogaanka midaynta iyo badbaadad ssc
iyo wasiirka arimaha dibada ee ssc oo lagu qabanayo dalka imaaratka
carabta magaalada dubai ee uae,
Waxaa dadweynaha SSC ee ku dhaqan dalka imaaraadka carabta iyo
jaaliyadaha soomaaliyeed ee degan
dalka imaaraadka laga codsanayaa in ay ka soo qeybgalaan
xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayo
hogaanka midaynta iyo badbaadada ee sool sanaag cayn
dr saleeban ciise axmed kaar (xaglo) iyo wasiirka arimaha dibada
porf maxamuud cali jaamac oo ka dhici
doonta taariikhdu marka ay tahey 2/1/2011 habeenka sabtita oo
ay axaduna soo geleyso saacaduna ay tahey
7.00 fiidnimo wakhtiga imaaradka,




