Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir

Postby FBISOMALIA » Wed Feb 02, 2011 1:31 pm

Buuhoodle:(Allpuntland)Odayaasha,isimada,Aqoonyahanada,Waxgaradka,Culimada,Haweenka & Madaxda gobolka Ceyn ee Puntland ayaa maanta kulan balaaran oo ku saabsan Difaacista gobolka Ceyn ee dawlada Puntland oo ay isku horfadhiyaan ciidamo katirsan Somaliland & qaarkamid ah dadka deegaanka,Waxaana shirkan lagu soo qaaday sidii ay dadka gobolka Ceyn si wadajir ah isugu difaaci lahaayeen.

Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen qaarkamid ah Isimada gobolka Ceyn ayaa waxaa halkaas hadalo kaladuwan kasoo jeediyey saraakiil katirsan Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee Puntland & qaarkamid ah xubnaha maamulka gobolka Ceyn,waxaana ay sheegeen in dawlada Puntland ay diyaar u tahay difaacista dadkeeda islamarkaasna ay talaabo culus ka qaadi doonaan ciidanka Somaliland ee baliga hagoogane jooga.

Shirkan ayaa waxaa ka hadlay Isimo badan oo ay kamidyihiin,Suldaan Siciid Cismaan Cali,Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey,Caaqil Cabullaahi Xassan Qami,Caaqil Cabdisamed Cali Xassan,waxaana isimadani ay goobta ka beeniyeen warar sheegaya inay xiriir la sameeyeen madaxweynaha Somaliland islamarkaansa uu madaxweynuhu codsaday in ay isimadaasi ka qeybqaaataan joojinta dagaalka,iyagoo sheegeey in warkaas ay buunbuuniyeen qaarkamid ah dadka aanan dooneyn in dadka deegaanku ay isdifaacaan,waxayna sheegeen in taaasi ay dhabarjab ku tahay difaacista gobolka Ceyn.

Xuseen Maxamed Aadan (Dhalandhool) oo kamid ah Jaaliyada reer Puntland ee dalka dibadiisa oo shirkan ka qeybgalay ayaa sheegey in Jaaliyada Puntland ee dalka dibadiisu ay shacabka gobolka Ceyn la garabtaagantahay taageero kasta oo ay u baahanyihiin islamarkaasna ay diyaar u yihiin sidii loo difaaci lahaa dadka deegaankaas,wuxuuna sheegey in dawlada Puntland ay ka codsanayeen inaysan ilaawin inay u hagar baxdo gobolka ay dhibaatooyinku ka jiraan ee Ceyn.

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir

Postby udun » Wed Feb 02, 2011 3:36 pm

Good move on the part of the isimo in Cayn region of PL and the PL government for establishing this important meeting. The message has been sent and the preparations are under way.
iyagoo sheegeey in warkaas ay buunbuuniyeen qaarkamid ah dadka aanan dooneyn in dadka deegaanku ay isdifaacaan,waxayna sheegeen in taaasi ay dhabarjab ku tahay difaacista gobolka Ceyn
Dadka la sheegayaa waa kuwa taageera the bogus entity named SSC Hogaanka trick oo ay ka mid yihiin babygirl, gabadha-uu-awoowaha-u-yahay-gurguurte (aka Executive), Samadoon iyo dhawr kale.

Reer Buuhoodle waa mujaahidiin, diyaar garow fiicana waa lagu jiraa, cadowga guduhuna waa muuqdaa waayo munaafaqada ah qacda maqashii waxna ha u qaban oo ay isticmaalaan kooxdan qurba jooga ah ee SSC Hogaanka Trick waa la fahmay. Raggan odayaasha ahina, Suldaan Siciid Cismaan Cali,Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey,Caaqil Cabullaahi Xassan Qami,Caaqil Cabdisamed Cali Xassan, shaqo fiican bay ka hayaan gobolkaas muhiimka ah ee Cayn. :up: :up:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir

Postby Babygirl- » Wed Feb 02, 2011 3:49 pm

Waar beenta iska dhafaa subxanalaah!

As the governor of Cayn for Puntland said there is nothing from Puntland!!!! & as the PL Mn said PL will not fight SL are we deaf or blind? :arrow:

The meeting was between reer-Cayn to defend the region and unite & to show that none have connections with SL..

Beenta Bintilanders naaga joojiya.. :arrow:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest