Chief Caaqil C/laahi Yuusuf Kooreeye, Khusuusi Xariir Aw Cali iyo Cali Jiciir oo ka mid ah Jaalliyadda dalka Kuweyt oo deeqdan gaadhsiiyey ciidamada ayaa waxaa ay u qaybiyeen dhammaan aagaga hore ee ay fadhiyaan ciidamada Difaacada Buuhoodle iyo kuwa Hogaanka SSC.




