Cuulimada Sool oo Cambareyay Dagalka Siilanyo & SNM tu wado
Posted: Thu Feb 24, 2011 7:07 pm
Culumada Gobolka Sool oo soo saaray Baaq lagu Canbaaraynayo Weerarka dagaalka ee Maamulka Somaliland uu ka Wado Gobolka Cay
By nuur on Feb 24, 2011 with Comments 0
Share
Ka dib markii la maqlay warkii dagaalka shalay ka dhacay degaanka
Kalshaale iyo nawaaxigiisa, kaasoo ahaa mid aad looga xumaado , ………………
kana dhasheen dhibaatooyin cul culus oo laga murugoodo, waxay culimada
gobolka Sool ka soo saareen arrinka ku aaddan dagaalkaas baaqan:
1- Waxay culimadu eedda dagaalkii shalay dhacay dusha u saarayaan
maamulka Somaliland ,oo isagu ku tuntay dhammaan dedaalladii nabad
raadineedd ee socda, ka dib markii ciidammadeedu bilaabeen dagaalkaas
lagu xasuuqay ummadda faraha badan, waxayna arrintaasi ku soo aaday
iyadoo ay jireen dedaallo fara badan oo dhexdhexaadin ah ayna wadeen
culimada iyo wax garadka ka soo jeedda degaammada colaaddu saamaysay,
waxaannuna maamulka somaliland u soo jeedinaynnaa inay dib ugala
laabtaan ciidammadooda meelihii ay ku soo durkeen dagaalkii shalay ee
Hagoogane iyo Maygaagle, tallaabo danbe oo colaadeedna qaadin .
dhinacoodana waa inay u hoggaansamaan baaqyada nabadda, soona saaraan
war cad iyo go’aan lagu qanco,ogaadaanna inaan dagaal xal keenayn
balse hurinayo colaad sokeeye oo ku baahda dhammaan degaannada.
Sidoo kale waxaan u jeeedinaynnaa shacabka degaanka Buhodle inay is
xakameeyaan, aqbalaanna baaqyada nabadda oo cid walba dani ugu jirto.
2- Waxaaan u soo jeedinaynnaa dhinacyadu dagaalku u dhexeeyo inay u
dhego nuglaadaan codadka nabad doonka ah, joojiyaanna colaadda iyo
dhiigga daadanaya xilligan ummaddu la il daran tahay abaaraha iyo
oonka.
3- Waxaan ugu baaqaynnaa culimada ,iyo wagaradka nabad raadinta
wadda inaysan caajisin, siina wadaan dedaalka ay isu taageen ee
dhexdhexaadinta dadka walaalaha ah.
Afhayeenka culimada