Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa maanta ka dhacay magaalada Buhoodle banaanbax lagu taageerayo mowqifkii madaxda dawlada Federalka ee Somalia..
ee korodhisiga sii haynta xilka muddo sanad danbe ah.
Banaanbaxan kadib ayaa waxaa shir jaraa'iid qabtay isimo iyo cuqaal uu hogaaminayo Garaad Ibraahim Baaruud. waxayna dhamaantood ku sheegeen inay taageerayaan mowqifka madaxweyne Shariif iyo Ra'iisal Wasaare Farmaajo ee ku saabsanaa muddo kordhinta sii haynta xilka sanad kale.
[youtube]faHZKIiZYJY&[/youtube]



