http://www.boocame.com/?p=15705
Fanaanada Caanka ah ee Rooda Wacan oo Fanka ku jirtay shan iyo labaatan sano ayaa todobaadkaan laga duubay cod ay ku caaynayso Qaarkamid ah qabiiladda Somalida iyo shaqsiyaad magac leh,sida Awdal State,SSC iyo Fanaanadda Saado Cali
Roodo Ayaa Horay Hees ugu qaatay Shirka Dahabshiil Ex-Dhiigshiil , Hadaba Roodo waxay caayneeysaa Shirkadii ay u heystay ee Dhiigshiil,waxay amaaneeysaa Tifaftiraha Waagacusub Dahir Abdulle Alasow,waxay ku dhaaranee inay Dhiigshiil jecleen,Siilaanyaha Somaliland jecleen oo qabiilkeeda Garxajis neceb yihiin,in Habar Jeclo laga tiro badan yahay .
Roda Waxan heegee inay Waagacusub hees u sameeysay,waxay leedahay aniga qof walba waan u heesaa,waxaan ahay Somaliweyn,hadana waxay weerar qabyaaladeysan ku qaadee Awdal State,waxayna caayee gabadha u heestay ee Sagal Arts.
Saado Cali ayey ku eedeeynee inay dumisay dowladii Somalia iyo heesteedii Dhiigshiil laakiin waxaa la yaab leh inay dhaar ku martay”Walaahi waan necbahay Dhiigshiil iyo Habarjeclo,waxaan ahay naag Somaliweyn ah”



