Gobolada Sool Sanaag Cayn barwaaqo badan beey leeyihiin oo betrool, gas, dhagaxda dahabka iyo kuwa kale isku jidha baa ka mid ah.
Beeraha Dalyare ee gobolka Sool indhaha ku raaxeeysta.. yaa doonaya babaayga Jamaame anagoo mid Boocame iyo Dalyare laga keenay anagoo heli karna...
http://www.radiolascaanod.com/fullreport.php?sscid=1418