Gudiga Qaban Qaabada Shirka Khaatumo2 Oo Maanta Kulan La Qaatay Bulshada Gobolka Cayn-(Video)-
Buhoodle,(lasanod Online)- Gudiga Qaban Qaabada Shirweynaha Khaatumo2 oo dhowaan gaadhay magaalada Buuhoodle, ayaa maanta shir balaadhan..
oo albaabadu u xidhan yihiin la qaatay waxgaradka Gobolka Cayn.
Kulankan ay gudidu la qaateen Bulsha Weynta Gobolka Cayn ayaa kamid ah kulamo badan oo ay la qaadanayaan Bulshada SSC, iyagoo lagu wado inay gaadhaan deegano ka tirsan Gobolka Sool iyo Sanaag dhowaan.
Markii uu dhamaday shirkani waxaa Saxaafada la hadlay afhayeenka gudiga Qaban Qaabda Shirweynaha Khaatumo 2 Cabdale Maxmuud Haybe, hoos ka daawo.
[youtube]8DxU5ctnZlU&feature=youtu.be[/youtube]



