Baaq ay soo saareen qurbajoogta Gobolka Cayn.
Ku: Dhamaan bulshaweynta S.S.C .
Ku: Gudida odayaasha shirka khaatumo G6.
Ku:Gudida qabanqaabada 15.
OG:Dhamaan :-Garaadada /suldaamada iyo Boqorka Gobolka CAYN .
OG:Golaha cuqaasha Gobolka CAYN.
OG:- Dhamaan Aqoon yahanka /Culimo- awdiinka/dhalinyarada /ururada Haweenka
OG :-Qurba joogta Gobalaka CAYN
Ujeedo Cadayn.
Anaga oo ah qurbajoogta kasoo jeeda gobalada S.S.C gaar ahaan gobalka CAYN Buuhoodle waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanu taageesanahay shirka khaatumo 2 ,diyaarna unahay inaanu isla garabtaagno calaf iyo ciidan iyo dhamaan waxkasta oo suura gelinaya inuu shirku qabsoomo oo nagaga aadan hadana aanu kujiro abaalul meel fiican noomaraya .
Waxaa xusuus mudan in qurba joogta golka cayn ay ku lahaayeen door lixaad leh qabsoomidii iyo hirgelintii shirkii khaatumo 1.
Waxaanu kaloo bayaankan ku cadaynaynaa inaanu diyaar unahay in aanu gogasha shirka khaatumo 2 dhigno buuhoodle,hadi loo garto in lagu qabto. Hadii loogarto in meelkale oo kaga haboon lagu qabto shirka waxaanu u taageersanahay si shuruud la’aan ah.
Gobogebadii waxaan ku boorinaynaa guduga qaban qaabada inay si mug leh udaraaseeyan baahida shirka iyo waxii suurtagala ee shirka kadhigi kara inuu noqdo mid hanaqaada
waxaan dareen sanahay hawsha aad haysaan baaxada ay leedahay iyo sida ay arimuhu u yihiin xasaasi waxase hubaala hawl kasta oo adag rag uun baa furdaamiyey
Waxaanu marlabaad idin cadaynaynaa inaanu idinla garab taaganahay taageeradayada oo buuxda.
1. Col Ahmed Mohamed Abdi (ahmed shukri)
2. Col Hasan Ismail Balayax
3. Col Mohamed Mahamud Diriye
4. Col Mahamed Sulayman Dayib
5. Col Mahamed Omar Egal (tacabir)
6. Rashid Awil Abdi
7. Yusuf Mohamed C/laahi
8. Yusuf Mohamed C/lle
9. Ibraahim Ahmed Muse Qadiriye
10. C/rahman Ali Mas
11. Mubaarag Haji Abdi Muse
12. Mahamed Warsame Akabe
13. Mahamed mahamud Abdi Insi
14. Saleban Mohamed Herer
15. Husein Qanbi
16. Mohamed Hasan Qanbi
17. Faysal cisman Qanbi
18. Sicid C/laahi Aar
19. C/laahi Mahamed dafle
20. Mahamed Haji Abdi Kariim
21. C/risaq Ali Mas
22. cismaan nuur apoole
23. cismaan yuusuf ahmed
24. claahi cabdi mahamuud
25. hasan cali hasan
26. col muuse cali hagaa
27. rashiid baaruud nuur
28. ismaaciil cadaani .x. ahmed
29. c/casiis khayre
30. c/naasir faarax badhaadhshe
31. anwar abokar diiriye jinje
32. c/risaaq hasan gucuuse
33. fowsi huseen dirir
34. cumar hasanweyne nuur
35. cumar cali xsan
36. siciid sanbal
37. ibraahin cali
38. c/raxmaan cali mire cawaale
39. bashiir jaamac gure
40. C/asis Yusuf Diriye
41. Ismail Ahmed Omar (ismail Aligari)
42. Mohamed Ali Koreye
43. Mubarak Hasan Aar
44.Eng mahamed mah Aden
45. Mahdi Adan Duale
46. Ali Muuse Aden
47. Abdirashiid Sh Yoonis
48. Asad Cilmi Abdi
49. Keyse Hayaan
50. ABDIRAHMAN Hassan Mahad
51. Abdifatah Mohamoud Mohamed
52. Faisal Hassan Abdi
53. Abdi Herer Hassan
54. Mohamed Deyr Abdi
55. Abdiqani Ali Mire
56. Nur Abdillahi Said
57. Cali Yusuf Jamac (Halac)
58. Maxamed Muxumed TuurTurr
59. C/Rashid Cali Warabe
25. Cabdiladif Sh Cisman Sh Cumar
60. Axmed Ciraaqi
61. Axmed Xiis Sh cumar
62. Axmed Gas Guutaale
63. Col ahmed hassan gabaydhe
64. Caaqil dayib yusuf cali-dheere
65. cabdi sulayman ciise godan
66. abdikarin aw yusuf cabdiyar
67. cabdixa
68. afid sheekh husseen
69. mahamed cali qotansade
70. cabdi azis cawil warsame(Afhayenka belaha rer cayn e uk)
71. cabdixakin haji sulayman
72. c/khaalaq hasan aar
73. mahamed dayr
74. xasan cali mire
75. maxamud isxaaq
78. caydiid cabdi/rahman caydiid dhadhable
79. warsame cabdi/rahman caydiid dhadhab
80. Amina Axmed Imacil Mire
81. Farax Yusuf Jamac halac
82. Saynab X Cali
83. Saynab Cali Urur
84. Casha Xasan Ayanle
85. Sabax CiiSe Rawe
86. Faadumo Cali Mire
87. Xalimmo Maxamud Khawi
88. Maryan Nuur Yare
89. Xalimo Cali Mire
90. Hindara Axmed Cabdi Hirad
91. Istahil Cali Buhodle
92. Kifax Dulduulye
93. Ifrax Cali Yasir
94. Fardus Cali Yasir
94. Amina Mursal
95. Fadumo Sahra Maxamed Magan
96. Cibado Jamac bixi
97. Sahra Saleeban Cubeed
98. Roda Ibraahim Ducaale
99. Samsam Shucayb Mursal
100. Haboon x Xaashi
101. Fadumo Khalif Caligeri
102. Maryan Axmed Ismacil Mire
103. Xalimo Maxamud KHawi
104. Maryan Nuur Yare
105. Fadumo Maxamud Weurax
106. Fadumo Yasin Wayrax
107. Xalimo Yasin Weyrax
108. Shugri Muuse Warsame
109. Cibado Cali Maxamud
110. Cibado Cabdi Maxamud
111. Casha Cali Abokor
112. Fadumo Duraan
113. Safi Cali Cabdi Tunle
114. Hinda Cisman Dhabayoco
115. Sirad Xasan Ruugaa
116. Xiis Faarax Cagdheere
117. Fadumo JIngeli
118. Roda Gariiraa
119. Saado Gariiraa
120. Intisar Ibrahim Cali Caateye
121. Casha Muxumed
122. Caasha Cabdi Kilin
123. Sahra Ismaciil Gamadiid
124. Xalimo Isaciil x Cabdilahi
125. Fadumo Cisman Yare
126. Kiin C/casis Cali Jidaal
127. Asiya Xasan Gabaydhe
128. Maryan Cabdilahi Abokor
129. Ubax Cumar Cunaaye
130. Farax Ismaciil Haybe
131. Mrayama Aw Cabaas
132. Safiyas Cabdilahi weged
133. Milgo Dirye Jiinje
134. Cibado Nuur
135.Canab Daraaf




