Allssc website is the most funniest Website i have ever seen
Posted: Fri Dec 23, 2011 7:30 pm
Few weeks ago maqaal bay so galiyeen about Siilaanyo and how he forgets things and about the foreign Minisiter who came who said War Siilaanyo wanu dhoofeyna markasu siilaanyo u jawaabay oo kana muxu aha bidaarta leh Ma xaaaji adan afqalooc baa
I was at work dadki i ag fadhiye ba yidhi war maxaad ku qoslaysa qosssalka iga dhamaaday iyo Siilaanyo marku wax Cunayo wuu isku dal dala wuu iska dhergiya cuntada ma joojin karo oo wa laga qabta cuntada hadi kale wu so hunqaacayaa
.
Now i was reading this another hilarious piece

Now i was reading this another hilarious piece
http://allssc.com/?p=19270Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga darey Hargeysa iyo dad ka tirsan hayadaha kala duwan ee Dowladda