is here,the beginning of the secessionist's end
Madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje aya socdaal hawleed ku jooga magaaladda Tukaraq oo saldhig Militari u ah Ciidamadda Khaatumo waxana la sheegay in safakar Madaxweynaha ay ku waheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ee Khaatumo State
Madaxweynaha ayaa ka soo kicitimay magaaladda Taleex waxana uu horkacayey Kumanan ciidamo ah oo uu ka soo Uruuriyey deegaanadda Sool iyo Sanaag waxana la flayaa in ciidamo kale oo lixaadleh ay ka yimaadaan Boocame, Karmaha, Kalabaydh, Dharkayn
Ciidamadda Khaatumo ayaa ku hareeraysan magaaladda Laascaanood kuwaas oo dhinac kastaba ka xiga waxaa ilo muhiim ah noo sheegeen in dhinac Waqooyi ee Laamiga Yagoori uu Ciidamadda faraha badani joogo kuwaas oo qorshohoodu yahay in ay godoon galiyaan Malayshiyaadka SNM-ta ee Laascaanood jooga
dhinac kale Jiidaha Sool joogto ayaa dagan in kasta oo Malayshiyaadka SNM-tu uu soo foodsaaray baqdin xoogleh kuwaas oo habeenkastaba xayni baxsato waxana xiliyadda qaar la maqlaa daryankan Rasaastay ay is dhaafsanayaa marka ay isku dhacaan