Page 1 of 1

Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PICS

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:20 pm
by XimanJaale
Marti qaad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Beesha Geri Koombe ee magaalada Jigjiga, ayaa waxaa loo dhigay wafdiga maamulka khaatumo state of somalia oo ayaamahanba ku sugnaa magaalada jigjiga ee ismaamulka soomaalida itoobiya.

Casuumadan ayaa ahayd mid ay kasoo qayb galeen dhamaan qabiilooyinka waaweyn ee beesha Daarood oo ay ku sugnaayeen Salaadiintooda oo dhan amaba ugaasyada oo dhan.

Waxaana halkaa ugu horayn ka hadlay Garaadka Guud ee Beesha casuumada fidisay ee Geri koombe Garaad Cabdiqani Garaad Cismaan Garaad Cali, oo runtii aad usoo dhaweeyey waftigan balaadhan ee ka socota maamulka khaatumo state qaybaheeda kala duwan sida golaha sare ee dhaqanka iyo golaha G9 iyo qurba joogta dibada,Waxaa garaadku aad usoo dhaweeyey imaatikoodan ay yimaadeen halkan isga oo sheegayna in laga sugayey loona hanwaynaa inay yimaadaan lagana qayb qaataay macal maamulka soo dhawayntooda.

Waxaa wafiga khaatumo state iyagana u hadlay ugu horayn Garaad Saleebaan Buraale oo warbixin kooban ka bixiyey imaatikooda halkan.Waxaa isna hadlay Garaadka Guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo isna ka waramay xaalada ka taagan wadankii iyo Maamulka khaatumo state ee dhawaan lagaga dhawaaqay Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex iyo kicitaanka ay soo aadeen Ismaamulka Soomaalida Itoobiya (DDS) oo ay casuumad balaadhan ka heleen.

Waxaa isna goobtaas hadal kooban ka jeediyey Pro.Cali Khaliif Galaydh oo isna aad ugu hambalyeeyay soo dhawaynta balaadhan ee ay usameeyeen waftigooda kasoo kicitimay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn, isagoo sheegay inay tahay mid ay ka sugayeen aadna ugu mahadnaqay Madaxda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya (DDS) ee uu madaxda ka yahay Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxaa isna Goobtaas ka hadlay Ugaas Maxamed Axmed Siciid (Cirro) ugaaska ka soo jeeda beesha Ogaadeen oo ku nuux nuuxsaday imaatikan halkan ay yimaadeen oo noqon doona mid taariikhi ah lana sugayey, waxaa ugaasku intaas raacsaday arimaha hada ka aloosan Gobolka Cayn ee ay wadaan dadka nabad diidka ahi ay kawadaan gobolka cayn kuna xasuuqayaan maatada iyo ciyaalka inaanay ahayn mid loo dul qaadan doono,Waxaana kale oo uu sheegay inay dawaladan ka tirsanyihiin meelaha ay hada ku hayaan weerarada aan loo aaba yeelayn Ismaamulka itoobiyana ogyahay iyo weliba Dawlada Dhexe ee Itoobiya dibna aysan gacmaha ugala laaban doonin.
Image

Image

Image

Image

viva Daarood unity everywhere in the world :clap:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:27 pm
by The_Patriot
we are waiting behsa ina nuur. :clap:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:28 pm
by Barkhadd
Puntland oo ka Soo Horjeestay Khaatumo

Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay ka soo horjeedaan maamulka Khaatumo ee lagu dhisay shirkii Taleex.
where's the union u'r talking about?

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:30 pm
by XimanJaale
The_Patriot wrote:we are waiting behsa ina nuur. :clap:
What do you want from? If you to complain go open a thread in Daarood private section. I don't have time to play chase game with you :!:

khowsaar

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:34 pm
by The_Patriot
XimanJaale wrote:
The_Patriot wrote:we are waiting behsa ina nuur. :clap:
What do you want from? If you to complain go open a thread in Daarood private section. I don't have time to play chase game with you :!:

khowsaar
are you angry?
whats wrong with mentioning ina nuur I thought you guys are majority in jigjiga too? :?

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:40 pm
by XimanJaale
The_Patriot wrote:
XimanJaale wrote:
The_Patriot wrote:we are waiting behsa ina nuur. :clap:
What do you want from? If you to complain go open a thread in Daarood private section. I don't have time to play chase game with you :!:

khowsaar
are you angry?
whats wrong with mentioning ina nuur I thought you guys are majority in jigjiga too? :?
fuckin dhoocil, maseer time miyaa? :lol:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:42 pm
by The_Patriot
was just testing your blood pressure levels to see if you re fit to Karbash Iidoor :up: :lol:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 3:43 pm
by XimanJaale
The_Patriot wrote:was just testing your blood pressure levels to see if you re fit to Karbash Iidoor :up: :lol:
yeah sure :lol:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 4:19 pm
by KyrieJama
Geri Koombe and Harti Koombe connection :up: :D

Khaatumo and DDS :up: 8-)

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Thu Feb 02, 2012 5:48 pm
by afisoone
We are very sad Beesha Geri Koombe oo Jambeel Koombe ka sii yar inee la heshiiso phatumo state.

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Fri Feb 03, 2012 12:40 am
by The_Patriot
afisoone wrote:We are very sad Beesha Geri Koombe oo Jambeel Koombe ka sii yar inee la heshiiso phatumo state.
This guy is really an attention seeker.

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Fri Feb 03, 2012 6:29 pm
by KyrieJama
afisoone wrote:We are very sad Beesha Geri Koombe oo Jambeel Koombe ka sii yar inee la heshiiso phatumo state.
Look at this af-gaduud sheikh sharif dameer look a like trolling the SL section now ours :lol:

Re: Beesha Geri Koombe in Jigjiga welcome Khaatumo State- PI

Posted: Fri Feb 03, 2012 10:16 pm
by Goljano Lion
afisoone wrote:We are very sad Beesha Geri Koombe oo Jambeel Koombe ka sii yar inee la heshiiso phatumo state.
:lol: :lol: :lol: Kii Darood cid walba wey sheegtaa :lol: :lol: Jambeel Baanjunta koombe :lol: