Page 1 of 1

khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 1:24 am
by DUFAAN_
Image

Masuuliyinta iyo waxgaradka beesha Absame ee deegaanada Azaaniya ayaa maanta kulan qado sharaf ah u sameeyay walaalahooda beesha Dhulbahate ee khaatuma State ee ku sugnaa maalmahan magaalada Nayroobi. Kulankan oo ahaa mid heer sare ah ayaa kala war qaadasho ka dib waxay isla meel dhigeen labada beelood in la xoojiyo midnimada iyo wadadhalasha iyo in laga shaqeeyo midnimada Soomaliya waxaana goob joog ahaa dhinaca beesha Absame Madaxweynaha dowlad gobaleedka Azaaniya Prof Gaandi, Suldaan Cabdi Cali Sonkor, Ugaas Maxamed Xasan Shongolow, Ugaas Xuseen, Sh Khaliif Guure,Nabadoon Cabdi Boorle iyo Gudoomiyaha J/Hoose Ilyaas Badal.

Halka dhinaca beesha Dhulbahante goob joog ka ahaayeen Madaxweyaha Khaatumo State Mudane Cabdi Nuur Cilmi, Dr. Cali Khaliif, Cabdikariim Garaad Jaamac, Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur iyo masuuliyiin kale oo fara badan kulanka ayaa ku dhamaaday farxad iyo jawi wanaagsan.

Re: khathumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 1:27 am
by DUFAAN_

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 5:55 am
by Faranacab
Good to see, Prof.Gandi And Prof.Khaliif working together. They can safe Somalia if they join their forces, Insha'Allah they will! :up:

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 6:52 am
by OAF
inb4 ximanxaare.

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 8:15 am
by Faranacab
Gurhan, do you have to mention that, or are you himself? ,,. :lol:

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 8:38 am
by OAF
Just had to do that :-@

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 8:49 am
by metamorphosis
Dhulbahante is the bridge that holds together somalia. Absame is the father of somalia. Indeed an alliance between libaaxyada east africa is a now necessary more than ever before. :up:

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Sat May 05, 2012 11:45 am
by Babygirl-
Absame & Dhulbahante are Cousins & brothers Beesha Barakeysan ee Jabarti waa in la mideeya.. :up:

Re: khatumo state iyo Azania meeting

Posted: Wed May 16, 2012 7:59 pm
by Faranacab
Waa la doogiye yaan la dacaroon...