dadka ka Soo jeedda beesha DHulbahante ee ku dhaqan Gobolka Jubba Hoose ayaa Waxay degaan Seddex Magaalo oo la kala yiraahdo Mandheerkorima,Waldayna iyo
degmo cusub oo hadda la aasaasay oo la yiraahdo kooyaame oo ku dhow magaaladda Kismaayo,magaaladdan oo ah Magaaladda Cusub oo ay qurba joogta maal gashtaan ayaa waxay leedahay xeeb iyo barriba,
Gudoomiye Xilliggii Talyaanigga:
Ugaas Baqow ayaa Waxaa SHirkan kala qayb galay Xaaji xerow Macalim Nuur oo issaguna Taariikh dheer Gobolka ku leh,Xaaji Xerow ayaa Wuxuu ahaa Gudoomiyhii Degmadda Jamaame Xilligii Talyaanigga uu haystay Soomaaliya, Siddoo Kale Wuxuu kala oo la Soo shaqeeyey Dowladdii Soomaaliya.
Xildhibaano:
Waxaa kale oo Shirka ka qayb galay ragg kale oo ka soo jeeddo Gobolka Jubbadda Hoose oo la kala yiraahdo Cali yaasiin Madar iyo Axmed Yaassiin oo iyagana Xildhibaano ka Maamulka Azania ee Laga Dhisay Jubbadda Hoose Xildhibaano ka ah.