Golaha Deegaanka ee Degmada Taleex oo dhan 21 xubnood ayaa waxaa ay Beelahu si guud ugu heshiiyeen in ay u qayb sadaan,wallow aan wali la soo xulin Xubnihii noqon lahaa Golaha Deegaanka Degmada Taleex,ayaa waxaa ay beelihu u qaybsadeen xubnaha sidan.
Beesha Nuur Axmed - 9 Xubnood.
Beesha Cumar Wacays.- 3 Xubnood.
Beesha Wacays Cabdille-3 Xubnood.
Beesha Cabdi Max’ud- 3Xubnood
Beesha Kaskii qabe 2Xubnood.
Beesha Gabooye 1 Xubin.
LoL..My Reer Abti The Mighty Ugaadhyahan Gave Two Positions 2 Cabdiraxman Harti (Kaskiqabe) Which is Surprising