http://www.sscayn.com/fullpage.php?sscid=2915 (Pictures)
Jul 08, 2006 By:C/casiis Saleebaan Axmed
Laascaanood(Radiossc.net):-Waftigan oo ka koobnaa sadex Dumarah ah oo u dhashay dalka Markaykanka ,waxna ka dhiga Jaamacadaha Minisota iyo sadex dhalinyaro reer Puntland ah,kuwaasi oo booqasho wada jir ah ku maraya Jaamacaddaha Puntland.
Waftigan oo si diiran loogu soo dhaweeeyey Magaalada Laascaanood,ayaa waxaa galbinayey Wasiirka Waxbarshada Puntland Axmed Saciid Aw Nuur,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo SSC u dhashay iyo xubne kale oo ka socday Jaamacadda PSU ee Magaalada Garoowe,
Waxaanu waftigu nasasho yar ku qaatey Hutel Xamdi ,intaas kadib waxaa uu waftigu booqday Xarunta Jaamacadda Nugaal oo badhtamaha magaalada Lascaanood ku taala,halkaasi oo ay waftiga ku soo dhaweeyey Macallimiinta iyo qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadda.
Read more on the link





