Postby Silsiladahaba » Mon Nov 22, 2010 4:01 am
Sanbuur, Toljeclo, and Cibraan are all HABAR JECLO.
This is four educational purpose. Allah said in the Quran: " Qabil is for Litacaarafuu" so this is for just that single purpose. For your own Information.
Habarjeclo maaha ODAY ama AABE lagu abtirsado ee waa HOOYO ama BAH waxay soomaalidu utaqaan.
Tusaale:
Hadii hooyodaa mageecada layidhaahdo "A" aabahaana "B"
oo ay dhalaann 4 wiil oo lakala yidhaahdo "C" "D" "E" iyo "F"
4ta wiilba waa Reer B
waxay kaloo noqon karaan
4ta wiilba BAH "A" ileen hooyo ayaa wada dhashaye.
Markaa sidoo kale Shiekh Isxaaq waa ODAYgii AABAHA ahaa Habarjeclona waa HOOYOdii BAH Habarjeclo oo dhashay
wiilasha Muuse Shiekh Isxaaq, Sambuur (aka Ibrahim Sh Isxaaq), Toljeclo, iyo Cibraan(aka Mohamed Sh Isxaaq).
Dhamaantood waana Reer Sh Isxaaq waana isku bahoo waa BAH Habarjeclo.
Ogowoo Sheikh Isxaaq BAH kaluu lahaa layidhaahdo BAH Habarmaag oo ah Habaryonis iyo Habarawal kamid yihiin.