Page 1 of 1

Sheekh Madar *Asaaska Haregysa*

Posted: Sun Jun 29, 2008 3:36 am
by BruceLee
Image

Booga magaciisa :sheekh madar asaaskii hargeysa
Qoraaga:cabdirsaaq caqli
Goobta:hargeysa somaliland


Buuggan waxa qorey, qoraa caan ah oo degan waddanka Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa
Buuggani waxa uu ka kooban yahay 212 bog oo ka sii kooban sagaal cutub oo u xidhiidhsan si cilmiyeysan
Qoraagga buuggani waa Cabdirisaaq Caqli,Buuggani waxa uu ku saabsan yahay taariikh nololeedkii Sheekh Madar iyo qaabkii Hargeysi ay ahayd qarnigii 19aad, iyo sidii loo soo degay
Buuggani waxa uu ka kooban yahay cilmi baadhis dheer oo qoraaggu ku sameeyey

Re: Sheekh Madar *Asaaska Haregysa*

Posted: Sun Jun 29, 2008 3:42 am
by BruceLee
intii uu qurbaha joogey, waxaannu tixraac badan ka sameeyey buuggaag badan oo laga qorey taariikhda Somaliland, iyo waraysiyo uu qaaday, iyo cilmibaadhis wakhti dheer qaadatey oo uu si habsami ah u sameeyey

Buuggan waxa laga heli karaa magaalada Hargeysa, gaar ahaan labada Book Shop ee Redsea-online, iyo Xaraf book Shop, oo ku yaal badhtamaha magaalada Hargeysa
Waxii faah-faahin ah kala xidhiidh
Qoraaga: emailkiisa ah
Cabdicaqli@hotmail.com

Re: Sheekh Madar *Asaaska Haregysa*

Posted: Sat Oct 25, 2008 3:52 pm
by The Magnificent
:lol: :lol: :lol: :lol:

Everyone knows that Hergeisa was founded by Ogaden, and settled by Ogaden till the end of the 19th century, when British forces with their Isxaq dogs chased the poor Ogaden clan from Hergeisa and it's surrounding area about 150 years ago. :evil:

Re: Sheekh Madar *Asaaska Haregysa*

Posted: Fri Nov 07, 2008 12:08 pm
by abdikarim86
The Magnificent wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

Everyone knows that Hergeisa was founded by Ogaden, and settled by Ogaden till the end of the 19th century, when British forces with their Isxaq dogs chased the poor Ogaden clan from Hergeisa and it's surrounding area about 150 years ago. :evil:


aabahaa was nacalaa dhilayahay

fockin stupid dorro
it must suck to be a love :lol:

and look at ur flag thinking ur dooro couzins are gonna save you

fockin love :lol: