Duriyad Sheekh isaaQ*
Posted: Thu Aug 14, 2008 10:03 am
Salaan qiimo iyo qaayo badan, salaan aan hawada u soo marinayo dhamaan duriyad meel kasto ay joogot,
Salaan kadib,
maadam maanta la is wada yaqaan oo nin kastaa duriyad ciduu ka yahay yaqaan, waa in magacaa *habarta* laga saara duriyad oo magacyad aslkaa ee loo yaqan duriyad la isticmaal waa argtidayd.
anigu ilaa iyo hadaa sababt magac habart loo hor marinayo magac aslka ma fahmin
For Example: magacyadan waa kuwii duriyad intuu sheekhu noolaa kumana jiran habar hebel ama wax caynkaa laakin halka uu magacaa habarta ka imi baa i garnwaayay anyway magacyada duriyad waa kan xaga hoose ku qoran Afcarbi