Page 1 of 1

New Degmo in Hargeisa

Posted: Fri May 22, 2009 10:28 am
by MrPrestige
Hargeysa: Degmo Cusub oo Lagu Kordhiyay Degmooyinkii ay Caasimadu ka Koobnayd
Written by Qarannews
May 20, 2009 at 01:12 PM
Hargeysa(Qarannews)-Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa ayaa Degmo Cusub u Magacaabay Bariga Magaalada Hargeysa, taasi oo laga dheegay Degmadda Gacan Libaax oo Muddooyinkii u dambeeyay aad u balladhatay.

Degmadda Cusub ee Maamulka Caasimadu ku kordhiyay Degmooyinkii ay hore uga Koobnayd Magaaladu ayaa loogu Magac daray Muj. Macalin Haaruun oo kamid ahaa Halgamayaashii kaalmaha firfircoon ka soo qaatay Halgankii dalka lagu Xoreeyay. Waxaana Degmadan Cusub oo Tirada degmooyinka Caasimadda ka dhigaysa Lix (6) Degmo ayuu Maamulka Golaha Deegaanku sheegay in ay go’aansadeen Magacaabisteeda kadib markii ay arkeen baahida loo qabo in Maamulka Degmooyinka hoos u daadejin lagu sameeyo si ay bulshadu u hesho adeegyada daruuriga ah ee ay u baahnaayeen, isla markaana ay xaqiiqsadeen in degmada Gacan Libaax ay dhisme ahaan iyo baaxadd ahaanba si weyn u fiday. Waxaana ay sheegeen inay Degmadan Cusubi door ka qaadan doonto dardar gelinta hawlaha Maamulka Xaafadaha ay xukumi doonto iyo fududaynta adeega bulshadda.

Degmadan cusub ayaa xukumi doonta laga bilaabo halkii ay hore u ahaan jirtay Kawaankii hore ee Qalliinka Xoolaha (Ex-Xero dhiigtii hore) ilaa laga gaadhayo Deegaanka Halleeya, Waxaana sida Qorshuhu yahay Maalinta Berri ah la qabandoonaa Xaflad loogu wanqalayo Degmadan Cusub ee Macalin Haaruun, taasi oo sida ilo xog ogaal ahi sheegayaan uu Maamulka Caasimadu u Magacaabay Maamulka Degmada. Waxaanay ay tani qayb ka tahay qorshayaal uu Maamulka Dawladda Hoose hoos ugu daadejinayo Maamul-hoosaadyadii degmooyinka Maadaama oo ay Wakhiyadan dambe Caasimadda Hargeysi si weyn u ballaadhatay isla markaana uu Koboc ku yimi dhismaheedii iyo Baaxaddeediiba.

Si kastaba ha ahaatee Shacbiga ku dhaqan magaalada Hargeysa gaar ahaan Dadweynaha ku dhaqan Degmadaasi Cusub ayaa si weyn u soo dhaweeyay Degmada Cusub ee loo Magacaabay, inkastoo ay ka dayriyeen Degmadan oo aan loo Samayn waxyaabaha salka u ah Jiritaankeeda sida Adeega Bulshada oo aan Maamulka Caasimadu hore uga hirgelin xaafadahaasi wakhtigana aanay Muuqan wax dhaqdhaqaaq ah oo lagu daboolayo Baahiyahooda. Waxaana Dadweynaha Degmadan Cusubi ku weyn ugu dhaliileen Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimada sida aanay ugu hagar bixin Shacbigii Doortay, waxaanay si gaar ah farta ugu godeen Duqa Caasimada oo ay sheegeen in Muddadii 7 Sanno ahayd ee uu xilka Hayay uu ka dhamaan waayay Muran iyo xalin Khilaafaad iska Ilaaway Masuuliyadii ka saarnayd bulshada, marka laga reebo waxyaabo faro ku tiris ah oo aan kafayn bulshada.


Qarannews Desk

I know this was posted before - it should have been posted also in the Waqooyi galbeed section 8-)
8-) :sland:

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Fri May 22, 2009 1:12 pm
by The_Emperior5
ok.

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Sun May 24, 2009 1:54 pm
by MrPrestige
The_Emperior5 wrote:ok.



what is the total of the degmos in hargeisa? + this new 1 8-)

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Sun May 24, 2009 4:28 pm
by The_Emperior5
hargeisa is to large

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 1:51 pm
by MrPrestige
The_Emperior5 wrote:hargeisa is to large



New settlers are coming 8-)

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:05 pm
by abdikarim86
we need to stop these reer baris flooding hargeisa :up: :lol:

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:07 pm
by MrPrestige
abdikarim86 wrote:we need to stop these reer baris flooding hargeisa :up: :lol:



Abdikarim we Beesha will come and take your cousins 8-)

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:09 pm
by Keyse_0208
U can take a geel jire out the Miyi, but u cant take the Miyi out of the geel jire

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:11 pm
by abdikarim86
Ducaysane209 wrote:
abdikarim86 wrote:we need to stop these reer baris flooding hargeisa :up: :lol:



Abdikarim we Beesha will come and take your cousins 8-)


good for you, but leave your reer bari values in burco before you journey to hargeisa
:lol:

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:18 pm
by MrPrestige
keyse nigger you hating on Geeljires they will whip that soft ass of yours for sure


Abdikarim what does Galbeed values then like using Uunsi every night :lol:
or chating up ladies late Night

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:21 pm
by abdikarim86
Ducaysane209 wrote:keyse nigger you hating on Geeljires they will whip that soft ass of yours for sure


Abdikarim what does Galbeed values then like using Uunsi every night :lol:
or chating up ladies late Night

this uunsi thing is over exxagerated :lol:

and come on everybody knows the differences between us :lol:

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:28 pm
by MrPrestige
abdikarim86 wrote:
Ducaysane209 wrote:keyse nigger you hating on Geeljires they will whip that soft ass of yours for sure


Abdikarim what does Galbeed values then like using Uunsi every night :lol:
or chating up ladies late Night

this uunsi thing is over exxagerated :lol:

and come on everybody knows the differences between us :lol:




maybe there is differnce in sex positions we reer bari fuck our woman upside down not sure about you lot

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Mon May 25, 2009 8:31 pm
by abdikarim86
:lol: :lol: :lol:

upside down kulahaa

Re: New Degmo in Hargeisa

Posted: Tue May 26, 2009 10:19 am
by MrPrestige
abdikarim86 wrote::lol: :lol: :lol:

upside down kulahaa




oo maad maqliin miyaa