Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:38 pm
Indhawaydba suuqii, kaa xaabi waayee
haddii aadan iga tagin, waxa igu walaahiya
Intaan kooka yaashiyo, Jaariyadahaygiyo
Naagtayda kugu diro, inay xaaqin kula dhici
iyo baafaf waaweyn!

haddii aadan iga tagin, waxa igu walaahiya
Intaan kooka yaashiyo, Jaariyadahaygiyo
Naagtayda kugu diro, inay xaaqin kula dhici
iyo baafaf waaweyn!