Togdheer, tryin' to become another Gabilay
Posted: Mon Jul 11, 2005 1:37 pm
“Waa inaad inaga celisaan gabiilay oo aad ka badan tihiin , kana ciid fiican tihiin.â€ÂBadhasaabka Togdheer.
Posted to the web 21:54 Jul 10 2005
Burco(Somaliland Net) - ‘Waa inaad inaga celisaan reer gabiilay oo aad ka dad badan tihiin ,kana ciid fiican tihiin , oo hadhuudhka oodweyne naga haqab tirtaan.†sidaas waxa yidhi Gudoomiyaha Togdheer oo la hadlayay beeralayda Degaanka Oodweyne oo tababar uaga furmay manta Wasaarada Beeraha ee magaalada Burco.
Waxa kale oo intaas ku daray badhasaabku in gobol ahaan ay markii culayska saareen kor u qaadida waxbarashada gobolka, meel fiicana gaadhay balse hada waxaanu ku dadaalidoona horumarinta xoolaha iyo beeraha, anagoo la kaashanayna hayadaha iyo xukuumada ayuu ku soo koobay hadalkiisii.
Isuduwaha beeraha gobolka Togdheer. Maxamed C abdi Guray, oo halkaas ka hadlay ayaa walaac weyn ka muujiyay cayayaanka Dirindiirta iyo balanbaalista oo dhibaato weyn ku haysa dalagii beeraha deganka Oodweyne ,halka beeralayda Tuulada Beer kabaaja iyo Ayax badani halis ku hayo, sidaas darted Hayadaha waxaanu ka dalbanaynaa inay beeralayda ka soo caawiso Suntii Cayayaanka lagu dagaalami jiray , ayuu yidhi.
Waxa I suduwuhu intaas ku daray in ujeedada tababarkani yahay sidii kor looguqaadi lahaa Aqoonta beeralayda si waxsoosaarka beerauhu u kordhaan,tababarkana uu socon doono mudo todoba maalmoodna, kaasoo ay fulinayso Hayada Wdaniga ee SAADO. Yahayna mid loo qabtay beeralayda degmada Oodweyne.†ayuu ku sookoobay hadalkiisii.
Xuseen Aadan Cade oo ka mida masuuliyiinta hayadaasi qabatay tababarka ayaa sheegay in muhiimada ugu wayn ee tababarkani yahay kor uqaadida Aqoonta Beeralayda, islamarkaana qofwal oo tababarkan qaatay looga baahan yahay inuu u gudbiyo todoba qof oo kale marka uu ku laabto degaankii ,wixii uu soo bartay.†ayuu yidhi , Mr. Xuseen waxa uu kula dardaarmay beeralaydii inay si weyn uga faaiidaystaan tababarkan, oo wax soosaarkooda laga arko aqoontii aad barateen. ayuu ku soo koobay hadalkiisii.
Waa markii labaad ee hayada SAADO. Tababar siiso beeralayda Togdheer, waaxyna hore tababarkan oo kale u siisay beeralayda Tuulada beer.
----------------------------------------------------------------------------------------
Good luck