Hargeysa(Oodweynenews)-Dawlada hoose ee magalada hargaysa aya so gabagabaysay waddo laami ah oo bilihi u danbeeyay ay ku hawlanayd taasi oo laga hir galinayay xafaada m/mooge ah xafadaaha cusub ee ku so kordhay magalada hargaysa waddan oo marki hore ahayd waddo raf ah o gaadiidka iyo dadwaynuhuba ay ka mudan jiyeen dhibaato maristeeda aya hada wax lomari kara si fudud taasi oo ay hirgalinteeda iska kaashaden dawlada hoose iyo dadwaynaha xafada iskaashatada basaska ee city bus mashruucan oo ah mid lagu hirgalinayao waddoyin cusub oo ay yeelato caasimadu kaasi oo sadexdi biloodba degmo lagaga shaqaynayo iyada oo imaka ay so dhamaden degmoyinka 26juun m/haybe hadana ka socda degmada axmed dhagax una sijeeda degmada koodbuur iyo gacan libaax mashruucan oo noqday mid midha dhalay aya wax fikirkisa laha duqa caasimada eng xuseen maxamuud jiciir kaasi oo u dadwaynaha ugu baaqay in ay iska kaashadan horumarinta magaalada hargaysa gaar ahan wax u duqu ujeediyay jaaliyadaha dibada in ay ka qayb qatan hawshan socota.
xassan maxamed c/laahi
madaxa websetka dawlada hoose ee hargaysa