Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
What could be bigger than this?
Definitely not godey, but it's ok most of the horn of africa population estimates are all fake there is million threads on here people arguing about tuulo size that doesn't even reach ten thousand population mark so it's all bogus don't waste your time.
Waja mujeso
Faan Baad wadaa nin yahow maadama aad Reer Haaruun tahay ee meel naga fadhiisoWar qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.
nice. What city comes after it though? Qabri Dahar or Dhagaxbuur
Not Godey, thats Caabudwaaq.
Given a chance Godey will grow bigger than Jigjiga
waa caadi inaAdeer. I will take your word for itXaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.
Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.
Hakawalwalin Taas. Godeey Gacalo lama ilaabi Karo.Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.
Return to “Soomaali Galbeed - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests