Page 1 of 1
SHEEKAXARIIRI
Posted: Fri Jul 29, 2005 12:59 am
by xabiibi
Waad salaaman tihiin dhamaan walaalayal meel kastood aduunka ka joogtaanba. Waxaan noo sameeyey website cusub oo la magac baxay SHEEKAXARIIR. Waxaan ugu talagalay webpagekani dhamaan walaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa jecel akhritaanka sheekooyinka jaceelka. Hadaba walaalayaal ha moogaanina inaad booqataan webisietka oo ah (
www.sheekoxariir.com ) halkaas ood kahelaysaan sheeko macaan balse aan weli qorayo. maalina walba waxbaan kusoodari doonaa haddii Alle idmo ee sidaa ula socda sheeko macaan.
Walaalkiin Khaliif
Posted: Fri Jul 29, 2005 4:06 pm
by Nydia
Coo!....but, Sitekaas is it only for Sheekooyinka Jecelka mise wax kasto aa laga helaa like...Heeso qaraami, Halxiraaleyaal, Gallery, Forums etc?
Posted: Fri Jul 29, 2005 11:24 pm
by Kramer
Good job -we need some stories for a change
but a piece of advise to you
you don't have to write by yourself you can let others submitt their stories and the web will be fille in a week/
Thank you
Posted: Sat Jul 30, 2005 12:37 am
by xabiibi
Waad mahadsantihiin nydia and kramer taladiina iyo jawaabtiinaba. hadaan uga jawaabo marka hore gabadha ah nydia waxaan abaayo kuu sheegayaa inuu websitean cusub yahey. oo haddii alle idmo waan ku talajiraa inaan baaxada webpage aan aad u weyneeyo kadibna uu noqdo meel laga helo wax kasta oo walaalaha soomaali jecel yihiin,, sida sheeko, heeso, halxiraalayaal. Marka walaal raali noqo inta aan aan awood iyo firaaqo aan u helyao. oo mudo dhowr bilood ag wuu buuxsami doonaa websitekan.
Haddi aan uga jawaabo kramer. saaxiib waa runtaa oo ma ahan in aniga keliya wax walba qoro, oo meeshan waxaan ugu talagaly dhamaan walaalaha soomaalida oo idl. marka walaal soo gudbiya wixii fiican ee haysaan waxaana idiin balan qaadi inaan halkan ku daabaco wixii aad soodirtaan iyadoo ku qoran magaciina.
wasalaam
walaakiinn
Khaliif
Re: SHEEKAXARIIRI
Posted: Sat Jul 30, 2005 12:32 pm
by huda_44@hotmail.com
walal aad ayaan ugu faraxsanahye in aan helno ama soo xasuusano shaeekooyinkii aay abwandeeda ama dadkii waayo araga ahaa qoreen in
dib loo xuso .
I am very hoppe that good job.
maria
Posted: Tue Aug 09, 2005 11:30 pm
by Junior Cappa Donna
Ok..!
Posted: Thu Aug 11, 2005 12:17 pm
by Mrs Junior Cappa Donna
Ok No.2...!!