Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Talo Baa No Hayaa

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Mr. Yungnfresh
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6956
Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
Location: In Xamar Stealing My Stuff Back

Talo Baa No Hayaa

Postby Mr. Yungnfresh » Wed Sep 19, 2007 8:16 pm

Walaaloyaal, sheekada oo kooban, arin aad u muhiim ah baa taagan. Maalin maanta ka hor baan meel fakaradaan la fariistay lakiin maanta si aan maskaxdeyda ka saaro baan waaye. Runta hadi la isu sheego, waxaa wada nahay dad hal af heestaan oo dhaqan sharaf leh Eebe noogu sahlay. Waxaan idin weydiin lahaa, anago af aan isku wada fahmayno heesano, maxaa noogu watay afka gaalada in aan afar iyo labaatanka sac afkeena ku hayno? sidaas ma nolal baa? anago is dhex joogno oo af aan shalay baranay wada isticmaaleeno, waxaas so wax lala yaabo ma aha? Kheyr iyo wanaag baa idiin rajeenaya ee luuqadeena aan ku wada hadalno markaan isla joogno. Gaalada markaan dhex fadhino, maanta oo dhan hadal kooda qaloocan aan ku hadalno lakiin ma tahay in anaga dhex deena aan joogno...aan xoog saarno afka hooyo, markaas eeto, gabigeena ba waxaan dareemi doona isku duubnimo iyo walaaltinimo...waa hadaa hadal yeelaysiin. Intaas baa sheekada maanta ku ekeen doona ee nabad geliyo

Walaalkiina Mistar Yungi iyo Freshkii
Last edited by Mr. Yungnfresh on Wed Sep 19, 2007 8:24 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Sexy_Maaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1213
Joined: Wed Aug 01, 2007 7:07 pm
Location: some where on planet earth

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Sexy_Maaha » Wed Sep 19, 2007 8:24 pm

sorry cant read somali well
wuld be kind enuf to translate that into english

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Advocatar » Wed Sep 19, 2007 9:21 pm

marka ugu horeeysa

salaan sare ardeyda iyo umada sharaf iyo shuunka leh.


walaalkeen mudane yare-cusub (mr. yungfresh) arin culus oo xaqiiq leh buu inoo keeney, anagoo dhalanyaridii wax barashada ah baan luuqadeenu diidey intaan barano, ama ku hadalno, xashoo walle dad baa kibrey oo sanka cirka u tagaayo. Meshaan kuwa caqli lix saac ah oo sideey jini-jni (cartoon) u daawanaayeen beey isku maleeyeen labo-jir baa ka buuxa. walle iyo bille meesha ceeb iyo cadaado aan la asturikarin baaka socota. Waryaadhaheen war dhalinyaroo afkiina barta oo ku hadla oo dadka aqoon wax bara. Adinka baa wax la idinka sugaayey ee sida isku dhaama ilaahey baan na leh.


waa bilaahi towfiiq, shaxaarigii ku can dheeraa advo ee wadanka waqooyiga mareeykanka ka socdo.

User avatar
STREET_SWEEPERR
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5738
Joined: Thu Feb 08, 2007 2:53 pm
Location: Downing street

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby STREET_SWEEPERR » Wed Sep 19, 2007 9:40 pm

[quote="Mr. Yungnfresh"] Gaalada markaan dhex fadhino, maanta oo dhan hadal kooda qaloocan aan ku hadalno lakiin ma tahay in anaga dhex deena aan joogno...aan xoog saarno afka hooyo,
Walaalkiina Mistar Yungi iyo Freshkii[/quote]


beenta mahaan ...

dadka wadamada' kale ka amadeey afkooda ee kuu hadal ku'waan

spanishska, arabta iyo hindida hadeey isla soocdan wallahi iin lugu qabaniinin iyaakuu oo af-kale kuu hadlayoo

maxaa dadkeena afkaa hoyadood uu dhideey tolow ...?

Mr. Yungnfresh
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6956
Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
Location: In Xamar Stealing My Stuff Back

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Mr. Yungnfresh » Wed Sep 19, 2007 9:46 pm

[quote="Advocatar"]

walaalkeen mudane yare-cusub (mr. yungfresh)


waa bilaahi towfiiq, shaxaarigii ku can dheeraa advo ee wadanka waqooyiga mareeykanka ka socdo.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

horta walaaloyaal advocatarkii iyo dhul-xaaqoow (street sweeper), waxaan idinku salaamaya salaan diiran oo qiima leh oh ah salaanta islaamka, Asalama Caleykum. Maanta, hadal macquul ah baa ku hadasheen ee wax yar baan ku dari lahaa. Dhamaanteen anago wadankeena ka soo qaxnay oo dhulka hooyo laga soo kaynaanay, maxa af islaameed oo aan anaga leheen na daba dhigay? Caruurta BET'ga la qabsadeen waa in la soo hanuuniyo oo mustaqbal heer sare loo heesto la tuso oo ah dhaqanka somaliyeed. Mar labaad baa idinka codsan lahaa, ama luuqadeena aan dib ugu noqono ama hadeena aheen, aan iska shut da F up gareeno wayo taas baa dhaanto. Waxaa ii heesa, intaa suunka iska saaro oo banaanka istaago, kurayga ama fodleeyda ugu horeesa aan afkooda luuqadan baas oo ingriis ah aan ka maqlo, in aan bugta ka qaso oo akhlaqda iyo asluubtaba u toosiyo. Hadi la ii xiro na, ano dhoocil timaheeda gacanteeyda ka buuxdo ha la ii qaado...waayo taas baa aniga ila wanagsan. Reer Boqornimada Isku Xiran (United Kingdom) waa wada salaaman tihiin idinko surwaal iyo shaati idinka yar qabtiin...Inkaar Ilaahay ha idinka duwee, sharaftiina u shaqeesta oo saqajaanimada aa sharaxanaysiin joojiya...ogaada, sheekadi shalay bari baa ka shalaayi doontiin waayo sharmuuto shaashka laga siibay sharaf ma laha

Kheyr baan isku ognahay ee waa noo hadhoow

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Advocatar » Wed Sep 19, 2007 10:15 pm

marka ugu horeeysa

wacaleeykum wasalaam waraxmatulahi wabarakaatu.

Mudane yare-cusub hadal timir oo barakeeysaan baa ku dhawaaqdey afkaaga caano lugu qabey. dhalinyaradiii kun sagaal boqol iyo sagaashankii ka soo qaxdey dhulkii hooyo baa afkaanagii inkirey. waxeey ka cabsoonaayaan intii la eedeeyo oo ardeyda ama umda ajnabiga layaabaan ama ku qoslaan. Dhibka kalana waxa weeye hadeey luqada soomaalida ku soo qoraan waxaa lugu eedeeynayaan intii "sanad-been" ku socdaaan ee qof weeyn yihiin.


afheenkiinii advo.

User avatar
2Legit2quit
Posts: 244
Joined: Tue Sep 18, 2007 12:50 am

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby 2Legit2quit » Thu Sep 20, 2007 1:24 am

Nina kama qabweyneyn
ingiriiskuba is bedel
qaybtuu u talin jirayna
baqaaqoofka loo sudhay
Maantana qisaa timiye
way adoonsigu maquustee
ma gumaysi qooqaa
qabrigiisii loo qoday
Harar qiime wayniyo
quruxdeedii Diri-dhabaa
Jigjigadii qaboobayd
Qabridahare anaa iska leh
Bafan qaararkeediyo
Dhagaxbuur qariyo hawd
Qaliyadaa awaariyo
Dhagaxbuurna anaa iska leh
Qoraxay anaa iska leh
geesiyaal quudhsi diidayoow
hubkaad maanta qaadeen
ku qotamiya calanka

qori caaradiisiyo
qaxar iyo dhibiyo way
looga qaad jabuutibaa
faransiis ma quudheene
maantana qisaa timiye
way xadkii yurub idiin qoray
qoqobihii miyaan idhi
qaylo xabashi waa been
qaayo wayn wardheeriyo
Qorofiyo Galaadiyo
Qalaafana anayska leh
geesiyaal quudhsi diidayoow
hubkaad maanta qaadeen
ku qotomiya calanka.

Salaama.
Xaaji Legit

User avatar
wStLdNthug
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3049
Joined: Sat Nov 12, 2005 3:25 pm
Contact:

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby wStLdNthug » Thu Sep 20, 2007 3:22 am

HAHAAHAHAH

SWEAR DWN ADVO AND YOUNGFRESH ARE BROTHERS

COULDNT U HAVE HAD DIS CONVO AT HOME Laughing

XAMARI-GASH

User avatar
FLy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1416
Joined: Tue Mar 27, 2007 1:16 pm
Location: If u played on my playground u would be use to hearing steak outs they shootin lost my daddy..w???

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby FLy » Thu Sep 20, 2007 4:01 am

Confused All i understood was "marka ugu horeeysa" loolz dayaam bein fish n chibis has its downside.. i feel like im missin out.. Sad

User avatar
wStLdNthug
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3049
Joined: Sat Nov 12, 2005 3:25 pm
Contact:

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby wStLdNthug » Thu Sep 20, 2007 4:06 am

DER JUST TALKIN ABOUT KHAAT AND TING DNT WORRY TO MUCH Laughing

XAMARI-GASH

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Advocatar » Thu Sep 20, 2007 5:09 am

swear down you lot need a serious ass karbaash.

Qumanyoo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16772
Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Qumanyoo » Thu Sep 20, 2007 5:11 am

maxaad madaxii ii xanuujiseen.. shidhis ..

User avatar
wStLdNthug
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3049
Joined: Sat Nov 12, 2005 3:25 pm
Contact:

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby wStLdNthug » Thu Sep 20, 2007 5:12 am

[quote="Advocatar"]swear down you lot need a serious ass karbaash.[/quote]

REMOTELY FUNNY

XAMARI-GASH

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby Advocatar » Thu Sep 20, 2007 5:14 am

qummie muxuu madaxa kuu xanuunaayaa?


xamari allow dem waste talks u neeky gal Arrow

User avatar
wStLdNthug
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3049
Joined: Sat Nov 12, 2005 3:25 pm
Contact:

Re: Talo Baa No Hayaa

Postby wStLdNthug » Thu Sep 20, 2007 5:16 am

DNT MAKE ME GET OLD SCHOOL Laughing

XAMARI-GASH


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 22 guests